Maxaa ka Cusub Journal of Orthopaedic Trauma (April 2024)
Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeynaa Articles-ka ugu waaweyn ee uu daabaco Journal of Orthopaedic Trauma (JOT), Articles-kaas oo ah kuwa cusub ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region ka.
Maxaa Cusub
Bishaan April 2024, Journal ka wuxuu daabacay Articles kala duwan oo uu ugu xiiso badan yahay:
Current Management of Acute and Posttraumatic Bone Defects: Critical Bone Defects is one that will never heal without a secondary surgical intervention. Such defects are typically 2.5 cm or twice the diameter of the affected long bone.
Article kan waxay Authors-ku ka hadleen Biologic and Non Biologic reconstructions; Qarasha daaweynta iyo Natiijada ka dhalan karta ayaana ah waxa lagu kala doorto nuucyada kala duuwan ee qaliimadan.
Dr.Sayid wuxuu qoray Maqaalo badan kuwaas oo ujeedku yahay in Bahda Caafimaadka, Bukaanada Soomaaliyeed iyo Ehelkoodaba lagu update gareeyo ama fahan guud laga siiyo Xanuunada kala duwan ee Lafaha & Kala goys yada. Fadlan Booqo Qaybta Bahda Caafimaadka si aad aqrisato Articles badan.