Maxaa Dareemee? (Patient Reported Outcome Measures)

๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š ๐๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฆ๐ž๐ž? Waa Cabirka loo guuray ee lagu qiyaaso dareenka Bukaanka iyoย  Natiijada daaweynta iyo Qaliinka loo sameeyay!

๐๐š๐ญ๐ข๐ž๐ง๐ญ ๐‘๐ž๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ž๐ ๐Ž๐ฎ๐ญ๐œ๐จ๐ฆ๐ž ๐Œ๐ž๐š๐ฌ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฌ (๐๐‘๐Ž๐Œ๐ฌ) waa Halbeeg lagu cabiro Xaalada Caafimaad ee bukaanka sida heerka xanuunka, Awooda wax qabsiga Shaoqoyinka maalin laha ah (Sida Dhar xirashada, Shaleysiga, Fadhiga, Socodka, Suuliga, Salaada, iwm), Dareenka Maskaxeed, Heerka walwalka iyo fikirka uu ku haayo xanuunka, Qanacsanaanta guud ee uu ku qanacsan yahay daaweynta iyo Qarashka u baxay.

Dhamaan Halbeeg yadaas waxay bedeleen cabirkii hore ee ahaan jiray in hal sheey kaliya lagu qiimeeyo daaweynta bukaanka.

Aniga waxana dhawaanahanba sameynayay, inaan Bukaan walba oo Jawaab iigu imaada weydiiyo โ€œMaxaa dareemee?โ€ Kadibna dhageysto Jawaabta bukaanka? Taas oo wax badan ii iftiimineysa ka sokow in Xanuunkii yaraaday ama lugtii fidsan tay, Ma qanac san yahay bukaanka mise wax kale uu tabanaayo ayaa jira taas oo aan xooga saarayo.

Ciwaano la xiriira

Ma ogtahay in Bukaanku Xuquuq leeyahay marka uu tago goobaha caafimaadka asigana laga rabo waajibaad

Fadlan sii Aqri

Qaybtan waxaad ka heleysaa Wacyigelino isugu jira Qoraal iyo Video kuwaas oo ka hadlaya Xanuunada ugu badan ee lafaha iyo Kala goysyada

Fadlan sii Aqri

Dr.Sayid wuxuu qoraa ama soo aruuriyaa Maqaalo ku saabsan Xanuunada Lafaha iyo kuwa kale ee ku badan Somalia kuwaas oo ujeedku yahay in Bahda Caafimaadka laga update gareeyo Approach-ka loo maro daaweynta Xanuunadan. Fadlan Aqriso in ka badan 200 maqaal oo ku saabsan Wacyigelin ama Booqo Qaybta Videos-ka si aad u daawato Wacyigelin kala duwan.

Fadlan noogu reeb Fikirkaaga halkan oo (Ku dhufo halkan) hadii aad ku Qanac santahay Adeegaa, Wacyigelinta & Daaweynta Dr.Sayid.

Waxaa la Qoray

24 June 2024

Waxaa Qoray

Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafaha ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera

Digniin: Xogta kore looguma talo galin in wax lagu daaweeyo ama go’aan caafimaad lagu qaato; Fadlan la tasho Dhakhtarkaaga hadii aad u baahan tahay la talin iyo daaweyn rasmi ah. Waxaad ka heli kartaa Dr.Sayid halkan oo aad balan ka qabsan kartaa.

ยฉ 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.