Ma rabtaa inaad diyaariso Imtixaanada Caalamiga

Ma tahay Arday Caafimaad ama Dhakhtar daneynaya inuu kor u qaado aqoontiisa helana shahaadooyin Caalami ah; hadii ay jawaabtaadu haa tahay waxaa diyaari kartaa imtixaanada sida USMLE iyo MRCP kuwaas oo aqoontaada kaabaya hadii aad gashana kuna baastid heleysid shahaadooyin xoojinaya shahaada Bachelor ka ee Jaamacadaada sidoo kalana kuu fududeynaya helintaanka Takhasuska gaar ahaan wadamada… Continue reading Ma rabtaa inaad diyaariso Imtixaanada Caalamiga

Medical Students

Hadii aad tahay Medical Student waxaa halkan ka heleysaa xogo Caafimaad oo ku anfacaya ee Fadlan raac Linkyada kala duwan ee hoose. Shantan Website ee hoose waa kuwo ugu badan ee ardada Caafimaadka isticmaalaan: Balse inta aan Shanta Webste u gudbin Ma jeceshahay inaad diyaariso Imtixaanada Caalamiga sida USMLE, MRCP iyo kuwa la mid ka… Continue reading Medical Students

Adeegyada Dhakhtarka

D.Sayid wuxuu khibrad fiican u leeyahay lana tacaalaa: 1.     Qaliinka Lafaha jaban sida gelinta biraha gudaha & biraha banaanka 2.     Qaliimada Infekshanka Lafaha 3.     Qaliinka Toosinta Lafaha Qalooca 4.     Qaliimada Burooyinka Lafaha 5.     Durida Cirbadaha ee Kala goysyada 6.    Kabida lafaha Jajaban  Faldan booqo boga koowaad kadibna dooro qaybta adeegyada si aad faahfaahin dheeri qayb kasta uga heshid

Maalinta Badqabka Bukaanka

© MOH Somalia Horudhac Sanad kasta maanta oo kale 17 ka September waxaa loo dabaal dagaa maalinta Badqabka bukaanka si kor loogu qaado wacyigelinta, ku baraaruga bahda caafimaadka halista la xiriirta adeega caafimaadka iyo dhibaatooyinka ka imaada. Waa Maxay Badqabka Bukaanka? Badqabka Bukaanka waxaa lagu qeexaa “in laga hortago in dhibaato ay soo gaarto bukaanka”;… Continue reading Maalinta Badqabka Bukaanka

Published
Categorized as News

Jabka Jilbaha (Knee Injuries)

Jabk Jilbaha (Knee Injuries) Jilibka waa kala goyska u dhaxeeya boowdada iyo lugta. Jabka ka dhaca meeshaan wuxuu noqon karaa jabka Lafta boowdada ah (Femur), Jab laftayar ee Jilibka horadiisa ku taal (Patella) ama labada lafood ee ku jira lugta (Tibia & Fibula). Dhamaan lafahan jabkooda waxaa sababa jug xoog leh oo ku dhacda sida… Continue reading Jabka Jilbaha (Knee Injuries)

Jabka Jilibka (Knee Fractures)

Jajabka ku dhaca kala goyska Jilibka waa magac loo isticmaalo Dhamaan Jajabyada ku dhaca lafaha sameeya kala goyska jilibka sida lafta Kuraan kurta (Patella), Qaybta hoose ee Lafta bowdada (Distal Femur) iyo Qaybta kore ee Lafta shashada (Proximal Tibia). Dhamaan Jabka ku dhaca Jilibka waxaa keena Jug xoog leh marka laga reebo Jabka Kuraan kurta… Continue reading Jabka Jilibka (Knee Fractures)

Xusulka & Gacanta (Elbow, Forearm & Hand)

Jajabka ku dhaca Xusulka (Elbow fractures) wuxuu ku badan yahay caruurta waxaana badanaa sababa cunugii oo dhaca iyadoo gacanta u fidsan tahay; dadka waaweyn badanaa waxaa u sabab ah shil. Xusulka waxaa horay iyo gadaalba ka mara xidido iyo neerfo kuwaas oo halis ugu jira in uu dhaawac gaaro markii ay lafta jabto sidaa daraadeed… Continue reading Xusulka & Gacanta (Elbow, Forearm & Hand)

Lafta Qaybta kore ee Gacanta (Humerus)

Laftan waa mida u dhaxeysa garabka iyo xusulka; waxay ka jabtaa meelo badan sida qoorta oo ah meesha u dhaw kala goyska garabka, qaybta dhaxe ee lafta iyo qaybta ka koreysa xusulka. Dhamaan meelahaas waxaa jabiya shil marka laga reebo dadka waaweyn oo ay lafahoodu jilceen (Osteoporosis) ama dadka ay buro uga taal lafta. Calaamadaha… Continue reading Lafta Qaybta kore ee Gacanta (Humerus)

Jabka Lafta Garabka (Scapula)

Lafta garabka waa laf balaaran oo sadax geesood ah gadaalna uga dhegan feeraha. Jab ku dhaca laftan waa yaryahay badanaana wuxuu ka imaadaa shil weyn. Badanaa lafta garabka kaligeed ma jabto waxaana la jaba lafaha feeraha, kalxanta iyo meelo kale. Calaamadaha lagu garto Jabka lafta garbaka waxaa kamid ah xanuun garabka ah, qofka oo dhaqaajin… Continue reading Jabka Lafta Garabka (Scapula)

Jabka Lafaha

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.