Ma rabtaa inaad diyaariso Imtixaanada Caalamiga
Ma tahay Arday Caafimaad ama Dhakhtar daneynaya inuu kor u qaado aqoontiisa helana shahaadooyin Caalami ah; hadii ay jawaabtaadu haa tahay waxaa diyaari kartaa imtixaanada sida USMLE iyo MRCP kuwaas oo aqoontaada kaabaya hadii aad gashana kuna baastid heleysid shahaadooyin xoojinaya shahaada Bachelor ka ee Jaamacadaada sidoo kalana kuu fududeynaya helintaanka Takhasuska gaar ahaan wadamada horumaray.
DBMCI Dr.Bhatia Medical institute waa Institute ga ugu fiican uguna horeeyay dalka India u diyaariya ardada iyo Dhakhaatiirta imtixaanada Caalamiga.
Dr.Bhatia wuxuu sanadkii 2021 dhamaadkiisa fursad siiyay ardada iyo dhakhaatiirta Soomaaliyeed asigoo Koorsooyinkii USMLE, MRCP iyo kuwa kaloo badan oo qiimo jaban usoo marsiiyay Jaamacada Jazeera .
Waxaa halkan hoose ka heleysaa xogta Syllabus ka iyo sida loo dhigo koorsooyinka USMLE iyo MRCP oo faahfaahsan. sidoo kale waxaa ka heleysaa Sample videos ku saabsan USMLE & Sida casharada ay u eg yihiin.
USMLE proposal letter 1&2 (16-6-023)
MRCP proposal letter – final updated 12-6-23
Waxaa Link-yada hoose ka daawan kartaa Sample Videos:
Sample USMLE Lecture by Dr.Bhatia
Sample MRCP Lecture by Dr.Bhatia
Si aad u fahantid waa Maxay USMLE, sidee loo diyaariyaa iyo su’aalo badan oo la mid ah Fadlan daawo:
Hadii aad daneyneyso koorsooyinkan fadlan la xiriir Whatsapp ka +252616666637 ama +918383088439
