Xaaladaha Jabka Qaliin u baahan yahay

Badanaa qaliinka waxaa la sameeyaa hadii Jabku uu yahay mid dhaawac leh ama lafta ay banaanka u soo baxday Jabku dhaawac gaarsiiyay xidid ama neerfo Jabku ka jiro meelo kala duwan Jabku isku aadsami waayo markii la isku dayo in kab lagu xaliyo Jab iyo kala bax ka jiraan kala goys Jab reysan waayay Jab… Continue reading Xaaladaha Jabka Qaliin u baahan yahay

Jabka Anqawga (Ankle Fractures)

Jabka Anqawga (Ankle Fractures) Anqawga waa kala goyska u dhaxeeya lugta iyo cagta halkaas oo ay isugu imaadaan labada lafood ee lugta iyo laf kamid ah lafaha xcagta.  Kala goyskan waxaa saaran culeyska jirka oo dhan wuxuuna muhiim u yahay socodka.  Jab ku imaada qaybta hoose ee mid kamid ah labada lafood ee lugta ama… Continue reading Jabka Anqawga (Ankle Fractures)

Severe thrombotic complications secondary to antiphospholipid syndrome

Fadlan ka aqriso Article kan oo dhameystiran Joornaalka dabaacay oo ah Canadian Medical Association Journal https://www.cmaj.ca/content/194/36/E1243

Published
Categorized as News

12 New Guidelines from Different Specialities

Clinical Guidelines ka waa waxa haga practice ka health profesional ka. Guidelines kan waxaa soo aruuriyay NEJM Guideline Watch waxayna ka kooban yihiin 12 Guideline oo ay kamid yihiin 1. New Surviving Sepsis Guideline 2. Updated Comprehensive Heart Failure Guideline 3. Updates on GERD Management halkan ka download gareyso

Hydatidiform Mole in a 39yr old

Waa Case report oo haweeney 39 jir ah taas oo Acute pelvic pain loo geeyay Isbitaalka iyadoo 14 usbuuc uur leh. Ka Aqri Case ka oo dhameystiran journala CMAJ Halkan ka aqriso Articleka

Published
Categorized as News

New Issue JOT

Waxaa soo baxay October 2022 Issue Journal of Orthopedic Trauma; Journal ka ayaa kamid ah kuwa ugu fiican Orthopedic ga waxaana daabaco OTA. Halkan ku dhufo si aad u aqrisato Articles ka

Published
Categorized as News

New Issue JAAOS

September 2022 JAAOS Waxaa soo baxay Issue Cusub oo journal ka JAAOS oo kamid ah joornaalada ugu fiican Orthopedic-ga waxaana Issue gan kujira Articles interesting ah sida article hoose iyo kuwa kale oo badan. Principles of Fasciotomy Closure After Compartment Syndrome Release   Halkan ku dhufo si aad u aqrisato Issue gan

Published
Categorized as News

Hinari

Hinari Access to Research for Health Programme was set up by the World Health Organization and major publishers to enable developing countries to access collections of biomedical and health literature.  There are up to 15,000 e-journals and up to 60,000 online books available to health institutions in more than 10 countries. Hinari is part of Research4Life, the… Continue reading Hinari

Dr.Sayid Publications

Dr.Sayid waa Cilmi baare qoray kana qayb galay Cilmi baarisyo kala duwan oo isugu jira Qaliinka lafaha iyo Caafimaadka guud kuwaas oo dhamaantood lagu daabacay joornaalo Caalami ah; Fadlan ku Dhufo Linkgan si aad dhamaan u aqrisato Cilmi baaris yada Dhakhtarka. Dr.Sayid ResearchGate Profile Dr.Sayid Google Scholar Profile Fadlan booqo Xogta Dhakhtarka ee Dr.Sayid oo… Continue reading Dr.Sayid Publications

Cudurka Ebola oo ka dilaacay dalka Uganda

© WHO

Cudurka Ebola ayaa maanta oo Talaada ah la iclaamiyay inuu ka dilaacay dalka Uganda gaar ahaan magaalada Mubende oo ku taal bartamaha dalkaas ; Ebola waa cudur dhif ah kana mid ah cudurada sida dhaqsida ku faafaa. Sida ay xaqiijiyay Machadka baaritaanada Virus yada ee Uganda waxaa xanuunkan laga helay nin 24 sano jir ah;… Continue reading Cudurka Ebola oo ka dilaacay dalka Uganda

Published
Categorized as News
© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.