Bogan hoose waxaad ka heli kartaa Orthopedic Evidence Articles kuwaas oo soo koobaya, falanqeynaya Journals ka waaweyn articles ka ay daabacaan OrthoEvidence
Bogan hoose waxaad ka heli kartaa Orthopedic Evidence Articles kuwaas oo soo koobaya, falanqeynaya Journals ka waaweyn articles ka ay daabacaan OrthoEvidence
Waa Cilmi baaris Cusub oo 15ka bishan September 2022 lagu daabacay JAAOS taas oo ka hadleysa sida loo xero/tolo nabarka (facsciotomy wound) kadib Compartment syndrome. Compartment Syndrome waa Xaalad deg deg ah kuna dhacda lugaha, gacmaha iyo meelo kale oo jirka ah una baahan in si deg-deg ah qaliin fasciotomy ah (Jeexid/dilaacin) loogu sameeyo si… Continue reading Principles of Fasciotomy Closure After Compartment Syndrome Release
Halkan waxaad ka heleysaa Journals ka ugu caansan taqasusyada Qaliinka, Haweenka, Caruurta iyo Cudurada guud. New England Journal of Medicine (NEJM) Lancet Annals of Surgery Annals of Medicine American Academy of Pediatrics BMJ American Journal of Obstetrics & Gynaecology British Journal of Obstetrics & Gynaecology Circulation Injury Waxaa sidoo kale linkgan ka heleysaa Journals-kii… Continue reading Major Non-Orthopedic Journals
Halkan ka Aqriso Articles ka ugu waaweyn ama ugu xiisaha badan oo ay daabaceen Joornaalada Orthopaedic-ga. Waxaad sidoo kale booqan kartaa Boga Journals ka ugu waaweyn ee Orthopedic ga: International Orthopedics Journal of the American Academy of Orthopedic Surgeons (JAAOS) Journal of Bone & Joint Surgery (JBJS) Clinical Orthopedics and Related Research (CORR) Journal of… Continue reading Orthopedic Journals
Jab Kalxanta bidix (Fiiri Falaarta) Kalxanta (Clavicle) waa lafta ku taal labada dhinac ee hoose ee qoorta waana lafta ugu badan ee laga jabo. Badanaa waxaa jabiya qofka oo dhaca kadibna gacanta ku taagsaa, waxaa sidoo ke jabin kara jug toos ah oo ku dhacda ama shil gaari. Calmaadaha lagu garto marka ay jabto waxaa… Continue reading Jabka Kalxanta (Clavicle)
Shilalka sida kufitaan, jug, shil gaari, iwm waxaa ka dhasha dhaawac ama jab gaara qayb ka mid ah jirka. Jab waxaa la dhahaa laftii xiriirsaneed oo kala jabta; jabku wuxu noqon karaa mid lafta ay maqaarka banaanka uga soo baxdo iyo mid ay gudah ku jirto; wuxuu sidoo kale noqon karaa mid ay laafihii kala… Continue reading Shilalka & Dhaawacyada (Xog guud)
Xanuunada qaar waxaa Dhakhtarku ku taliyaa Jimicsi kaas oo qayb weyn ka qaata soo noqoshada shaqada iyo yareynta xanuunka. Jimicsiyada waxaa aad loogula taliyaa bukaanka marka uu ka xanuusanayo meelo ay ka mid yihiin Dhabarka, Kala goysyada, Qaliimada qaar kahor iyo Qaliinka kadib. Fadlan booqo Link yada hoose oo ah Jimicsiyada ugu badan ama Booqo… Continue reading Jimicsiyada
Suuxdintu waxay muhiim u tahay qaliinka waxayna yareysaa Xanuunka iyo walwalka bukaanka dareemi lahaa qaliinka waxayna bukaanka siisaa nafisa iyo degenaasho. Waxaa jira Nuucyo kala duwan oo suuxdin ah sida in bukaanka dhan la hurdisiiyo tubana afka ama sanka laga geliyo si uu u neefsado (General Anesthesia), in bukaanka dhabarka laga suuxiyo (Spinal Anesthesia) asigoo… Continue reading Suuxdinta
Qaliinka Kahor Bukaan kasta oo Qaliin galaya oo aanan Emergency aheyn wuxuu maraa diyaarin qaliinka kahor ah halka bukaanada emergency ga iyaguna ay maraan laakiin aad uga duwan yahay; Dhakhaatiirta iyo Kalkaaliyayaasha bukaanka waxay u diyaariyaan qaliinka maalin ama maalmo ka hor si Caafimaad ahaan iyo maskax ahaanba bukaanka u noqdo mid ka bixi kara,… Continue reading Qaliinka kahor & kadib
Ma ogtahay in bukaanku lee yahay xuquuq marka uu tago goobaha caafimaadka; Xuquuqda aasaasiga ee bukaanka waxaa ka mid ah: Inuu helo soo dhaweyn iyo daaweyn ay Xushmad ku dheehan tahay In Xanuunkiisa xog dhameystiran laga siiyo In Ogolaasho la weydiisto wax kasta oo loo qabanaayo In uu helo Privacy Xogtiisa Caafimaad inaan qof… Continue reading Xuquuqda Bukaanka