Erayga “Arthritis” waa magac guud oo loo isticmaalo xanuun ka jira kala goyska. Waxaa jira nucyo badan oo kala goyso xanuun ah (Arthritis) sida in qofka hal kala goys xanuuno ama in dhowr kala goys xanuunaan. Labada nuuc ee ugu caansan kala goys xanuunka waa Osteoarthritis iyo Rheumatoid Arthritis; labadooduna waxay ka siman yihiin in… Continue reading Xanuunada Kala goysyada
