Su’aalaha ugu badan ee la isweydiiyo

Jilbaha Xanuunka waxaa keeni kara waxyaabo kala duwan sida Arthritis, Infekshan, Dhaawac gaaray

Fadlan sii aqri

 

Lafta marka ay jabto waxaa lagu xaliyaa labo midkood oo kala ah kab ama Qaliin midka dhakhtarka go’aansadana waxay ku xiran tahay

Fadlan sii aqri 

Dhabar xanuunka wuxuu ka mid yahay xanuunada ugu badan oo bukaanada ugu tagaan Dhakhaatiirta Lafaha; waxaana sababi kara

Fadlan sii aqri

 

Caga xanuunka gaar ahaan reys ma gaartada iyo cagaha oo qofka xanuuna waxaa badanaa sababa caabuq

Fadlan sii aqri 

Waxaa Dhawaanahan bulshadeena gaar ahaan dhalin yarada kusoo batay Isticmaalka daawooyinka la qabsiga leh

Fadlan sii aqri

 

Waa Su’aal aad u muhiim ah ayna adag tahay in hal maqaal looga Jawaabo balse waxaan kula wadaagayaa 4 qodob oo Dhakhtarka lagu doorto & Dhaqamada Soomaaliya ka jira

Fadlan sii aqri

 

Dhaawacyo kala duwan ayaa ka dhalan kara Gym-ka ama aalmiitada hadii aan laga taxadarin.

Fadlan sii aqri

 

Kuus ama buro yar oo kasoo baxdo jirkeena ma ahan wax caadi ah balse waxay ku xiran tahay meesha ay ku taal, inta ay la’egtahay, dhaqsida ay ku koreyso iyo

Fadlan sii aqri

Bedelida kala goysyada (Joint replacement) waa qaliin loo sameeyo dadka kala goysyada kajiran sida kuwa Arthritis ka qaba lana gelinaayo biro iyo caag.

Fadlan sii aqri

Luga qalooca waa xanuun ku badan caruurta yar yar. waxayna isugu jirtaa mid ilmaha qaar ku dhashaan iyo

Fadlan sii aqri

Lafa xanuun waa xaalad qofka ay qayb kamid ah lafaha ama lafaha korka dhan ay xanuunayanaa;

Fadlan sii aqri

Jabka Lafaha iyo kala baxa kala goys yada wuxuu sababi karaa dhaawac gaara Neerfaha taasii horseedi karta in qofkii dareenka ama awooda xubintaas yaraato;

Fadlan sii aqri

Burooyin kala duwan ayaa kasoo baxa Lafaha, Kala goys yada ama hilibka kau daboolan. Burooyinkana waxay noqon karaan kuwo fudud (Benign) iyo kuwa Kansar ah (Malignant).

Fadlan sii aqri

Xanuun kasoo bilaabma qaybta hoose ee Dhabarka ama Barida kadibna kusoo faafa oo sababa Kabaabyo ilaa kubka iyo lugta ah waxaa lagu yaqaan xanuun la dhaho Sciatica

Fadlan sii aqri

Nabraha Sokorowga ee ku dhaca Cagta qaybteeda hoose ama qaybaheeda kale waa Nabro ku badan dadka sokorta qaba.

Fadlan Daawo Video-ga Dr.Sayid ku sharxayo Xanuunkan

 

Fadlan noogu reeb Fikirkaaga Qaybta hoose (Ku dhufo Review us on Google) hadii aad ku Qanac santahay Adeegaa, Wacyigelinta & Daaweynta Dr.Sayid.

4.7
Based on 17 reviews
powered by Google
mohamed abdullahi adam
09:10 29 Apr 24
Very Hamble and enthusiastic doctor when it comes dealing with pateints.
Deeqa Mohamed
19:05 19 Mar 22
Seadya Ahmed
18:03 04 Mar 22
Dr. Dr. Sayyid Omar
Nasra Mohamed
12:26 04 Mar 22
Abdikadir Mohamed
12:25 04 Mar 22
He is a very good Dr. I believe he has covered a lot of the field of Orhiopedic in the past.
Ali Sodal
10:17 22 Jul 21
Mashallah. Enjoy the service of Dr. Sayyid Omar
shawaal omar
09:54 03 Jul 21
He is good doctor I believe he’s one of best orthopedic surgeon in Somalia
js_loader
© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.