Xinjir ku sameysmata Xididada gudahooda (Deep Venous Thrombosis) Xanuunkan waa xaalad ay Xinjir ku sameysmeyso Xididkii gudihiisa (vein) gaar ahaan xididada gudaha kadibna socodkii dhiiga uu yaraanayo kadibna ay sababayso barar iyo xanuun. Meesha ugu badan ay xinjiraha ku sameysmaan waa lugaha balse xinjirta meel kasta way ku sameysmi kartaa Waxaa Xanuunkan u nugul: 1.… Continue reading Xinjir ku Sameysanta Xididka (DVT)
