Jabka
Shilalka sida kufitaan, jug, shil gaari, iwm waxaa ka dhasha dhaawac ama jab gaara qayb ka mid ah jirka. Jab waxaa la dhahaa laftii Fadlan sii Aqri
Kalxanta (Clavicle) waa lafta ku taal labada dhinac ee hoose ee qoorta waana lafta ugu badan ee laga jabo. Badanaa waxaa jabiya qofka Fadlan sii Aqri
Lafta garabka waa laf balaaran oo sadax geesood ah gadaalna uga dhegan feeraha. Jab ku dhaca laftan waa Fadlan sii Aqri
Laftan waa mida u dhaxeysa garabka iyo xusulka. waxayna ka jabi kartaa meelo badan sida
Sinta waa Meesha ay iska galaan lafaha Sinta iyo Lafta bowdada dadkii horana ay ugu yeeraa Kasha iyo Mooyaha
Jilibka waa kala goyska u dhaxeeya bowdada iyo lugta waana kala goyska ugu weyn jirkeena; Jabka ku dhaca halkan wuxuu
Dhawaan ayaa xogtan lasoo gelin doonaa Inshalah
Anqawga waa kala goyska u dhaxeeya lugta iyo cagta halkaas oo ay isugu imaadaan labada lafood ee lugta iyo laf kamid ah lafaha
Jabka Laf dhabarka wuxuu ka imaadaa jug ama lafaha oo jilca. jugta badanaa waa mid xoogan sida shil gaari ama meel sare oo laga soo dhaco.
Neerfuhu wuxuu u nugul yahay inuu dhaawacmo hadii laftu jabto ama kala goysku kala baxo.
