Xog Guud
Bukaan kasta oo Qaliin galaya oo aanan Emergency aheyn wuxuu maraa diyaarin qaliinka kahor ah halka bukaanada emergency ga Fadlan sii Aqri
Suuxdintu waxay muhiim u tahay qaliinka waxayna yareysaa Xanuunka bukaanka uu dareemi lahaa, waxay ka qaadaa welwelka wuxuuna bukaanka ku dareemaa nafis
𝐌𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐝𝐚𝐫𝐞𝐞𝐦𝐞𝐞? Waa Cabirka loo guuray ee lagu qiyaaso dareenka Bukaanka iyo Natiijada daaweynta iyo Qaliinka loo sameeyay!
𝐏𝐚𝐭𝐢𝐞𝐧𝐭 𝐑𝐞𝐩𝐨𝐫𝐭𝐞𝐝 𝐎𝐮𝐭𝐜𝐨𝐦𝐞 𝐌𝐞𝐚𝐬𝐮𝐫𝐞𝐬 (𝐏𝐑𝐎𝐌𝐬) waa Halbeeg lagu cabiro Xaalada Caafimaad ee bukaanka
Xogtan waa xog Guud oo loogu talo galay bukaanka galay Qaliin ha ahaado qaliin qaybaha kore ee jirka ama Sinta, Bowdada, Lugaha, Anqawga, iwm.
Goor dhow ayaa xogtaan lasoo gelin doonaa Inshalah ee dulqaado walaal. Fadlan sii Aqri
Goor dhow ayaa xogtaan lasoo gelin doonaa Inshalah ee dulqaado walaal
Bukaando badan ayaa is weydiiya markey Isbitaalka aadayaan Su’aalo badan sida: Intee ka bilaabaa? Meeqo saac ayaan tagaa? Maxaa horay u qaataa? Meeqo lacag ah ayaa igu bixi karta? iyo Su’aalo kaloo badan!
Ciwaano la xiriira
Waa maxay Jab? Maxaa sababa? Sidee lagu daaweeyaa? Noocyada kala duwan ee Jabka Lafaha iyo Ciwaano kor u dhaafaya 10 ayaa halkan kaga bogan kartaa
Qaybtan waxaad ka heleysaa Wacyigelino isugu jira Qoraal iyo Video kuwaas oo ka hadlaya Xanuunada ugu badan ee lafaha iyo Kala goysyada
Waxaa la Qoray
1 August 2022
Updated 25 June 2024
Waxaa Qoray
Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafaha ee Isbitaalka Horseed
Digniin: Xogta kore looguma talo galin in wax lagu daaweeyo ama go’aan caafimaad lagu qaato; Fadlan la tasho Dhakhtarkaaga hadii aad u baahan tahay la talin iyo daaweyn rasmi ah. Waxaad ka heli kartaa Dr.Sayid halkan oo aad balan ka qabsan kartaa.
