Badanaa qaliinka waxaa la sameeyaa hadii Jabku uu yahay mid dhaawac leh ama lafta ay banaanka u soo baxday Jabku dhaawac gaarsiiyay xidid ama neerfo Jabku ka jiro meelo kala duwan Jabku isku aadsami waayo markii la isku dayo in kab lagu xaliyo Jab iyo kala bax ka jiraan kala goys Jab reysan waayay Jab… Continue reading Xaaladaha Jabka Qaliin u baahan yahay
