Caga Xanuun

Ma isku aragtay ama ma taqaan qof ka sheegta Xanuun Cagaha ah? Xanuunka ugu badan ee sababa in qofka Cagaha xanuunaan (sole of the foot) waa Plantar Fasciitis, kaas oo micnihiisu yahay caabuq ku dhaca seedaha ku jira cagta. (fiiri sawirka koowaad iyo labaad) Yuu ku badan yahay maxaase horseeda Xanuunka?Xanuunka raga iyo dumarkaba wuu… Continue reading Caga Xanuun

Waa maxay Jilbo ama sin bedelid

Bedelida kala goysyada (Joint replacement) waa qaliin loo sameeyo dadka kala goysyada kajiran sida kuwa Arthritis ka qaba lana gelinaayo biro iyo caag (Fadlan Daawo Video-ga hoose oo Dr.Sayid ku shaxayo Xanuunada Jilbaha; Dhawaan ayaa lasoo dhameystiri doonaa Qaybta Sinta) https://youtu.be/npCIV6YHnNk Fadlan booqo Qaybaha kale ee Su’aalaha ugu badan ee bukaanadu is weydiiyaan. Dr.Sayid wuxuu qoraa… Continue reading Waa maxay Jilbo ama sin bedelid

Ma qaadan Karaa Xanuun Baabi’iye sida Tramadol?

Waxaa Dhawaanahan bulshadeena gaar ahaan dhalin yarada kusoo batay Isticmaalka daawooyinka la qabsiga leh. Daawooyinkan waxay leeyihiin Khataro Caafimaad oo badan, mana ahan kuwo loogu tala galay in qofka iska soo gato kadibna is duro waa kuwo u baahan in Isbitaalka kaliya lagu qaato bukaanka lala socdo xaaladiisa marka la siiyo. Fadlan ka wacyigeli asxaabtaad… Continue reading Ma qaadan Karaa Xanuun Baabi’iye sida Tramadol?

Caga Qalooca

Caga Qalooca waxaa Xanuunku badan ilmaha yar yar kasoo isugu jira mid ilmuhu ku dhashaan iyo mid ku dhaca inta ay yaryihiin. Xogtan Inshalah Dhawaan ayaa lasoo gelin doonaa ee Fadlan dib usoo booqo. Mahadsanid. Waxaa sidoo kale booqan kartaa dhamaan Qaybaha kale ee Bukaanka ama Bahda Caafimaadka si aad uga bogato Wacyigelin iyo Warbixino… Continue reading Caga Qalooca

Kuus meel iiga yaal caadi miyaa

Kuus meel ku yaal waa Buro. Buro micnaheedu ma ahan Kansar oo Burooyinku waxay isugu jiraan kuwo fudud (Benign tumors) iyo kuwo Kansar ah (Malignant tumors). Kuus ka ama Burada waxay kasoo bixi kartaa Maqaarka hoostiisa, dufanka, Muruqa ama Lafta. waxaana lagu kala gartaa meesha ay kasoo baxday waxyaabo badan oo ay ka mid yihiin… Continue reading Kuus meel iiga yaal caadi miyaa

Caga hurka maxaa keena

Waxa ugu badan ee sababa ciribta ama cagta oo qofka xanuunta waa Plantar Fascitis oo ah caabuq ku dhaca seedkii lafta ciribta iyo faraha u dhaxeeyay. Xanuunka waa mid ka mid ah xanuunada ugu badan oo ay bukaanada ugu tagaan Dhakhaatiirta Lafaha. Xanuunkan wuxuu ku badan yahay dadka da’ dhexaadka iyo dadka waaweyn gaar ahaan… Continue reading Caga hurka maxaa keena

Dhabar Xanuunka maxaa keena

Dhabar xanuunka wuxuu ka mid yahay xanuunada ugu badan oo bukaanada ugu tagaan Dhakhaatiirta Lafaha; Fadlan daawo video gan uu Dr.Sayid ku sharxayo Dhabar xanuunka iyo waxa ugu badan ee keena. https://youtu.be/8-JYnUxAyHU Fadlan booqo Qaybaha kale ee Su’aalaha ugu badan ee bukaanadu is weydiiyaan. Dr.Sayid wuxuu qoraa ama soo aruuriyaa Maqaalo ku saabsan Xanuunada Lafaha iyo… Continue reading Dhabar Xanuunka maxaa keena

Ma la kabaa mise waa Qaliin

Su’aalaha ugu badan oo bukaanada soo jaba ay dhakhtarka lafaha waydiiyaan waxaa kamid ah “Jabkan mala kabaa mise waa qaliin” Lafta marka ay jabto waxaa lagu xaliyaa labo midkood oo kala ah kab ama Qaliin midka dhakhtarka go’aansadana waxay ku xiran tahay waxyaabo dhowr ah sida 1. Da’da bukaanka: Caruurta yaryar gaar ahaan kuwa da’doodu… Continue reading Ma la kabaa mise waa Qaliin

Jilbo Xanuunka Maxaa keena

Jilba Xanuunka waxaa keeni kara waxyaabo kala duwan sida Arthritis, Infekshan, Dhaawac gaaray (Fadlan daawo Video ga hoose oo uu Dr.Sayid ku sharxayo xanuunada ugu badan ee Jilba Xanuunka keena). https://youtu.be/npCIV6YHnNk Ciwaano la xiriira Kala Goys Xanuun (Arthritis) Kala goys yada oo qofka xanuuna waxaa sababi kara xanuuno kala duwan oo ay ugu fudud yihiin… Continue reading Jilbo Xanuunka Maxaa keena

Lafaha oo Jilca (Osteoporosis)

Ma ogtahay in Lafaha bani aadamka marka qofku uu yar yahay ay jilcan (Elastic) yihiin iyadoo marba marka uusii weynaanayo ay sii adkaanayaan hadana marka uu qofku duqoobo ama ay dumarka dhiiga caadada ka go’o ay awooda lafuhu soo yaraanayaan oo ay jilcayaan una nugul yihiin inay si fudud ku jabaan. Lafaha marka ay jilcaan… Continue reading Lafaha oo Jilca (Osteoporosis)

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.