Jimicsiyada

Xanuunada qaar waxaa Dhakhtarku ku taliyaa Jimicsi kaas oo qayb weyn ka qaata soo noqoshada shaqada iyo yareynta xanuunka. Jimicsiyada waxaa aad loogula taliyaa bukaanka marka uu ka xanuusanayo meelo ay ka mid yihiin Dhabarka, Kala goysyada, Qaliimada qaar kahor iyo  Qaliinka kadib. Fadlan booqo Link yada hoose oo ah Jimicsiyada ugu badan ama Booqo… Continue reading Jimicsiyada

Suuxdinta

Suuxdintu waxay muhiim u tahay qaliinka waxayna yareysaa Xanuunka iyo walwalka bukaanka dareemi lahaa qaliinka waxayna bukaanka siisaa nafisa iyo degenaasho. Waxaa jira Nuucyo kala duwan oo suuxdin ah sida in bukaanka dhan la hurdisiiyo tubana afka ama sanka laga geliyo si uu u neefsado (General Anesthesia), in bukaanka dhabarka laga suuxiyo (Spinal Anesthesia) asigoo… Continue reading Suuxdinta

Qaliinka kahor & kadib

Qaliinka Kahor Bukaan kasta oo Qaliin galaya oo aanan Emergency aheyn wuxuu maraa diyaarin qaliinka kahor ah halka bukaanada emergency ga iyaguna ay maraan laakiin aad uga duwan yahay; Dhakhaatiirta iyo Kalkaaliyayaasha bukaanka waxay u diyaariyaan qaliinka maalin ama maalmo ka hor si Caafimaad ahaan iyo maskax ahaanba bukaanka u noqdo mid ka bixi kara,… Continue reading Qaliinka kahor & kadib

Xuquuqda Bukaanka

Ma ogtahay in bukaanku lee yahay xuquuq marka uu tago goobaha caafimaadka; Xuquuqda aasaasiga ee bukaanka waxaa ka mid ah:   Inuu helo soo dhaweyn iyo daaweyn ay Xushmad ku dheehan tahay In Xanuunkiisa xog dhameystiran laga siiyo In Ogolaasho la weydiisto wax kasta oo loo qabanaayo In uu helo Privacy Xogtiisa Caafimaad inaan qof… Continue reading Xuquuqda Bukaanka

Dhakhaatiirta Qaliinka

Ma tahay Dhakhtar Qaliin, mala kulantay ciladaha la sheegay, maxaase xal u ah?

knee

knee is large joint

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.