Xanuuno Kale
Xanuunkan waa xaalad ay Xinjir ku sameysmeyso Xididkii gudihiisa (vein) gaar ahaan
Fadlan sii aqri
Xanuunka marka uu bukaanka iska haayo mudo ka badan bil iyo bar meeshuu rabo haka imaadee
Osteoporosis (Lafaha oo Jilca) waa xanuun ay awooda lafaha yaraaneyso kuna badan dadka da’doodu ka weyn tahay 60 sano
Fadlan sii aqri
Dhaawacyada ka dhasha aalmiitada ama qaadista culeyska marka uu qofku gym ka joogo waxay isugu jiraan nuucyo kala duwan
Fadlan sii aqri
Tiibishada Lafaha ama Kala goysyada waa Xanuun Infekshan ay sababto bakteeriyada Tiibishada.
Fadlan sii Aqri
COVID19 waa xanuun ku dhaca Neef mareenka iyo Sanbabaha lagana soo gaabiyay Coronavirus disease 2019.
Fadlan sii Aqri
Goor dhow ayaa xogtaan lasoo gelin doonaa Inshalah ee dulqaado walaal
Fadlan sii aqri
Dhaawaca Neerfaha gaara waxaa loo qaybiyaa 3 nuuc oo kala ah: in neerfihii uu kala jiidmay laakiin uusan go’in,
Fadlan sii aqri
Burooyinka Lafaha waxay isugu jiraan nuuc fudud (benign) iyo nuuc Kansar ah (Malignant)
