Burooyinka Lafaha waa kuus ku sameysma lafta ama hilibkii ka koreeyay taasoo ka dhashay koriin saaid ah oo aan caadi ahayn oo ay sameeyeen unugyadii lafta. Sida qaybaha kale ee jirkaba, Burooyinka Lafaha ku dhaca waxay isugu jiraan laba nuuc: kuwo fudud (Benign tumors) iyo kuwo Kansar ah (Malignant tumors). Nasiib wanaag badanaa burooyinka Lafaha… Continue reading Burooyinka Lafaha
