Platelet-rich Plasma (PRP) Versus Corticosteroid Injection for Knee Osteoarthritis: A Systematic Review of Randomized Controlled Trials

Systematic review-gan wuxuu baaray 10 Randomized Controlled Trials kuwaasoo ka hadlayay farqiga u dhaxeeya Isticmaalka PRP iyo Corticosteroids ka la duro jilbaha bukaanada qaba Knee Osteoarthritis. Knee Osteoarthritis ayaa ah xanuun ku dhaca lix dii qofood ba mid ka mid ah (1/6) si gooni ahna ugu badan dadka da’doodu ka weyn tahay 70 sano. Waxyaabaha… Continue reading Platelet-rich Plasma (PRP) Versus Corticosteroid Injection for Knee Osteoarthritis: A Systematic Review of Randomized Controlled Trials

Team Approach: Treatment of Traumatic Dislocations of the Knee

Waa Article lagu daabacay Journaalka JBJS issue giisa bisha April 14-keeda iyadoo article ka focus ka saaraayo sida loo approach gareeyo Traumatic Knee Dislocations as a team. Authors-ka Jorge H et al waxay focus ka saareen waxyaabo ay ka mid yihiin: 1. Approach at the Emergency department 2. Role of Vascular Surgery 3. Orthopedic traumatologist’s… Continue reading Team Approach: Treatment of Traumatic Dislocations of the Knee

Tiibishada Lafaha

Tiibishada Lafaha & Kala goysyada waa Xanuun ku dhaca Laf dhabarta ama Kala goysyada Jirka kaas oo ay sababto Bakteeriya la dhaho “Mycobacterium Tuberculosis”. Tiibishada badanaa waxay ku dhacdaa Sanbabaha balse meesha labaad oo ay ku dhacdo waa Lafaha iyo Kala goysyada iyadoo Laf dhabartu tahay lafta ugu badan oo ay saameyso. Kala goysyada waa meesha… Continue reading Tiibishada Lafaha

Jabka Lafdhabarka

Jabka Lafdhabarta (Vertebral Fractures) waa marka mid ama dhowr laf oo ka tirsan lafihii laf dhabarta ay jabaan. Jabka Laf dhabarka waxaa sababi kara Jug ku dhacda dhabarka sida shil gaari, meel sare oo qofku kasoo dhaco, iwm. Sidoo kale waxaa badanaa dadka waaweyn sababa jabkooda jug fudud oo ku dhacda sida inay kufaan. Jabka… Continue reading Jabka Lafdhabarka

External Fixation (Principles & Applications)

External Fixations ka waa nuuc ka mid ah hababka lagu fix gareeyo jabka xaaladaha qaar sida marka uu jabku yahay Open fracture, marka ay jirto Neurovascular injury, marka extensive soft tissue destruction jirto, Intr-articular injuries ka oo bilaaw-ga hore si ku meel gaar loogu xiro iyo xaalado kale oo badan. Isticmaalka External fixators ka waxay… Continue reading External Fixation (Principles & Applications)

Mycetoma (Surgical Treatment)

  Mycetoma waa mid ka mid ah xanuunada loo yaqaan Neglected tropical diseases kaas oo ay Somalia ka mid tahay meelaha uu ku badan yahay.  Xanuunkan ayaa ku bilaabma nabro yar yar oo xanuun lahayn oo kasoo baxa cagta, barar iyo dheecaan ka imaada nabraha kadibna tartiib u faafa una burburiya hilibka iyo lafta ugu danbeena… Continue reading Mycetoma (Surgical Treatment)

Osteoporosis & The Orthopaedic Surgeon

Osteoporosis, Lafaha oo jilca waa Xanuun ku badan dumarka markuu dhiiga caadada ka go’o ama ka tago iyo raga da’doodu ka weyn tahay 65 sano. Xanuunkan ayaa inta badan bahda Caafimaadku mudnaan siinin iyadoo laga yaabo in hooyo ay isbitaal u tagto iyadoo ka jaban gacanta qaybteeda hoose kadibna la kabo ama la qalo hadana… Continue reading Osteoporosis & The Orthopaedic Surgeon

What’s New in Pediatric Orthopaedics

What’s New in Pediatric Orthopedics Waa Article lagu daabacay Journaalka weyn ee JBJS issue giisa bishan February 15-keeda iyadoo article ka focus ka saaraayo wixii ka cusub Pediatric Orthopedics laga soo bilaabo October 2021 ilaa October 2023. Authors-ka Lindsay M et al waxay focus ka saareen Topics ka kala ah: 1. Pediatric Supraocndylar humeral fractures … Continue reading What’s New in Pediatric Orthopaedics

Movement is Life

Joornaalka JAAOS wuxuu bishan October daabacay series uu ugu magac daray Movement is Life iyadoo muhimadu ay tahay in qofka inuu socdo ay aad iyo aad noloshiisa ugu muhiimsan tahay. Fadlan Booqo Boga joornaalka oo Akhriso sida ay muhiim u tahay gaar ahaan dadka qaba Osteoarthritis-ka jilbaha.

Investigating Dysphagia in Adults

Dysphagia is one of the common presenting features of adults visiting general and internal medicine clinics in Somalia. Esophageal Cancer is among the top 3 cancers in Somalia and Dysphagia is one of its presenting features although there are other more common benign pathologies that cause dysphagia. Please read the Practice Pointer Article from BMJ… Continue reading Investigating Dysphagia in Adults

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.