Ramadaan Mubaarak Dhamaan Asxaabta, Ehelka iyo Umada Muslimiinta meel kasta oo aad joogtaan. Allaha naga dhigo kuwii Soonka Cibaado suuban iyo Caafimaad ku dhameysta, Camalkoodana Allah uu aqbalo. Aamiin. Ramadaan Mubaarak
Ramadaan Mubaarak Dhamaan Asxaabta, Ehelka iyo Umada Muslimiinta meel kasta oo aad joogtaan. Allaha naga dhigo kuwii Soonka Cibaado suuban iyo Caafimaad ku dhameysta, Camalkoodana Allah uu aqbalo. Aamiin. Ramadaan Mubaarak
Alxamdulilah, Waa ilaahay mahadiis in ku dhawaad 1000 dhakhtar isku timid maanta oo Jimca ah 17ka Maarso 2023 si ay u dhisaan hogaanka Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed oo dhanka kale loo yaqaan Somali Medical Association (SMA). Waxaa kaloo farxad ah in Golaha Cusub ee Fulinta oo ay hogaamineyso Dr.Luul laga filayo Guulo iyo Hor’umar badan maadaama… Continue reading Doorashadii SMA & Dareenkeyga
Joornaalka International Orthopedics ayaa Issue giisa bisha March 2023 ku daabacay maqaal Editorial ah oo Authors ka uga hadlaayaan waxyaabaha aasaasiga u ah Quality research. Prof.Marius iyo Andreas ayaa waxa ay sladhig uga dhigeen 3dan sheey inay yihiin quality ga any research 3daan qodob: Ethical writing, Honest Authorship & Formal peer review. Authors ka ayaa… Continue reading Quality Peer review for Scientific Journals
Osteoporosis oo ah Xanuun awooda lafaha ay yaraanayso kadibna laftii u nuglaaneyso inay jilicdo si fududna ku jabto waa xanuun ku badan kuna dhaca mid kamid ah 3 dii dumar ah oo dhiiga caadada ka go’ay iyo mid kamid ah 5 tii rag ah oo da’doodu ka weyn tahay 50 sano. Xanuunkan ayaa dhib badan… Continue reading WHO & ESCEO on Osteoporosis
Inkasto Cilmi baaristan (METRC: Major Extremity Trauma Research Consortium) tahay mid laba sano kahor soo baxday laguna daabacay JAMA Surgery hadana waxay kamid tahay Cilmi baarisyada ugu muhiimsan marka laga hadlaayo Tibial fractures iyo Infection prevention kooda. Su’aasha ay Cilmi baaristan ka jawaabeysay ayaa ah: daawada Vancomycine powder haidi lagu shubo surgical site ka Tibial Plateau… Continue reading Effect of Intrawound Vancomycin Powder in Operatively Treated High-risk Tibia Fractures
What’s New in Pediatric Orthopedics Waa Article lagu daabacay Journaalka weyn ee JBJS issue giisa bishan February 15-keeda iyadoo article ka focus ka saaraayo wixii ka cusub Pediatric Orthopedics laga soo bilaabo October 2021 ilaa October 2023. Authors-ka Lindsay M et al waxay focus ka saareen Topics ka kala ah: 1. Pediatric Supraocndylar humeral fractures … Continue reading What’s New in Pediatric Orthopaedics
Qaladaadka dhaca iyo Dhibaatooyinka ka dhasha ee saameeyaa bukaanada jiifa Isbitaalada waa kuwo badankooda laga hortagi karo una baahan taxadar, tababar iyo dabagal si loo yareeyo dhibaatooyinka lasoo darso bukaanka Qaladaadka ku dhaca bukaanada jiifa Isbitaalada waxaa ugu badan kana mid ah errors dhanka daawada ah sida daawo qaldan ama dose qaldan oo lasiiyo bukaanka, … Continue reading The Safety of Inpatient Health Care
Journal of Pediatric Orthopedics ayaa Issue giisa February 2023 ku daabacay Articles badan oo uu kujiro Article lagu soo koobayo Maxaa ka cusub Pediatric Orthopedics gaar ahaan Basic Science-ka Articles ka waxaa ka mid ah Clubfoot, Socliosis, Ceberal Palsy, Hip Dysplasia iyo kuwa kaloo badan sida Trauma and Pediatric Musculoskletal Infections. Halkan ka aqriso dhamaan… Continue reading What is New in Pediatric Orthopedics
Halkan ka Aqriso afar ka mid ah Articles-kii ugu saameynta badnaa ee lagu daabacay Joornaalka JBJS sanadkii tagay ee 2022.
Dhaawacyada ku dhaca Jilibka waxaa ay noqon karaan kuwa dhib gaarsiiya hal seed ama seedo badan. Marka uu dhaawacu gaaro seedo badan ama xubno badan sida ACL, PCL, Meniscus iyo xitaa carjada (Chondral injury) waxay u baahan tahay feejignaan iyo daaweyn deg deg ah si shaqada jilibka, isticmaalka jilibka ee bukaanka iyo nolol maalmeedka bukaanka… Continue reading Multiligamentous Knee Injuries: Acute Management, Associated Injuries, and Anticipated Return to Activity