Joornaalka International Orthopedics ayaa Issue giisa bisha March 2023 ku daabacay maqaal Editorial ah oo Authors ka uga hadlaayaan waxyaabaha aasaasiga u ah Quality research.
Prof.Marius iyo Andreas ayaa waxa ay sladhig uga dhigeen 3dan sheey inay yihiin quality ga any research 3daan qodob: Ethical writing, Honest Authorship & Formal peer review.
Authors ka ayaa maqaalkan dheer wax badan uga hadlay waxa laga rabo iyo sida uu isku hormarin karo peer reviewer ka. Peer reviewer waa qofka qiimeeya scientific article asigoo qualityga manuscript-ga fiirinaaya, ilaalinaya xogta authorka iyo manuscript ga, kana bixinaya comments iyo feedback wax dhisaya lana wadaagaya go’aano unbiased ah editorska joornaalka.