Effect of Intrawound Vancomycin Powder in Operatively Treated High-risk Tibia Fractures

Inkasto Cilmi baaristan (METRC: Major Extremity Trauma Research Consortium) tahay mid laba sano kahor soo baxday laguna daabacay JAMA Surgery hadana waxay kamid tahay Cilmi baarisyada ugu muhiimsan marka laga hadlaayo Tibial fractures iyo Infection prevention kooda.

Su’aasha ay Cilmi baaristan ka jawaabeysay ayaa ah: daawada Vancomycine powder haidi lagu shubo surgical site ka Tibial Plateau iyo TIbial Pilon fractures ma yareyn kartaa halista Deep Surgical Site Infections? 

Cilmi baaristan ayaa gaba gabadii lagu ogaaday in Isticmaalka Vancomycine powder ee jababkan marka qaliinkooda la sameynayo uu yareeyay halista deep surgical site infections ka imaada Gram positive Bacteria.

Fadlan ka aqriso Article kii oo dhameystiran halkan 

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.