Article-kan oo ay qoreen Marius Scarlet iyo Philippe Hernigou oo kala ah Chief Editor-ka Journal SICOT ee International Orthopaedics iyo President-ga Ururka SICOT ayaa waxay si kooban uga hadlayaan ChatGPT iyo Orthopaedics, ChatGPT waa Artificial Intelligence Chatbot ay sameeyeen OpenAI bishii November 2022. Chatbots waa Software programs soo saaray hadal iyagoo isticmaalaya waxa loo yaqaan… Continue reading Two minutes of Orthopaedics with ChatGPT
