The Safety of Inpatient Health Care

Qaladaadka dhaca iyo Dhibaatooyinka ka dhasha ee saameeyaa bukaanada jiifa Isbitaalada waa kuwo badankooda laga hortagi karo una baahan taxadar, tababar iyo dabagal si loo yareeyo dhibaatooyinka lasoo darso bukaanka

Qaladaadka ku dhaca bukaanada jiifa Isbitaalada waxaa ugu badan kana mid ah errors dhanka daawada ah sida daawo qaldan ama dose qaldan oo lasiiyo bukaanka,  dhibaatooyinka dhanka qaliimada iyo dhicitaanka bukaanka ee Isbitaalka gudahiisa taasoo horseedi karta jab iyo dhibaatooyin cusub.

Joornaal ka weyn ee New England Journal of Medicine ayaa Issue giisa bishan January 2023 daabacay special issue looga hadlayo badqabka bukaanada jiifa Isbitaalada iyadoo article ku diirada saaray nuucyada kala duwan ee adverse events-ka, waxa ugu badan ee horseeda iyo sida looga hortagi karo

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.