What Is the Best Treatment for Chronic Limb-Threatening Ischemia?

Xanuunada uu yaraado socodka dhiiga ee xididada ama lugaha iyo cagaha ka xirmo dhiig waxay ka mid yihiin sababaha ugu badan ee loo gooyo lugaha ama cagaha hadaba maxaa ku haboon bukaanada qaba Severe limb Ischemia. Joornaalka NEJM ayaa bishaan November 2022 daabacay Cilmi baaris ay qoreen Faber et al taas oo ka hadleysa Management… Continue reading What Is the Best Treatment for Chronic Limb-Threatening Ischemia?

What dose of Low Molecular Weight Heparin is Best in Pregnancy?

Xanuunada Xinjirowga Dhiiga waxay ka mid yihiin xanuunada ugu badan ee sababa dhimasho ama dhibaatooyin kale hooyada marka ay uurka leedahay ama umusha ku jirto waxaana lama huraan ah in Daawooyinka ka hortaga Xinjirowga gaar ahaan kuwa uurka iyo xiliyadaas safe ka ah in la siiyo. Joornaalka Lancet ayaa bishaan October 2022 daabacay Cilmi baaris… Continue reading What dose of Low Molecular Weight Heparin is Best in Pregnancy?

Maxaa Dhacay? Maxaa Nala gudboon?

Allaha u naxariisto dadkii ku dhintay, Allaha Caafiyo intii ku dhaawacan tay Qaraxyadii Zoobe. Maxaa Dhacay? 1. Gaabis Amni oo shacab iyo hay’adaha amnigu eedu wada leeyihiin 2. Xasuuq Shacab oo kala sooc lahayn, arxan daran lana filaaye! 3. Musiibadii marka ay dhacday maxaa xigay:  A. Iyadoo aan taxadar la muujin in lagu wada cararay… Continue reading Maxaa Dhacay? Maxaa Nala gudboon?

Deep Venous Thrombosis

Journal-ka Annals of Internal Medicine Qaybtiisa in The Clinic wuxuu bil kasta daabacaa Article lagu review gareynaayo Xanuunada ugu Common san Caafimaadka gaar ahaan kuwooda Internal Medicine ka. Bishii September 2022 waxaa lagu daabacay Deep Venous Thrombosis; Fadlan halkan ka aqriso.

Transient Ischemic Attack & Minor Stroke: Diagnosis and Management

Stroke wuxuu ka mid yahay Xanuunada ku badan bulshada Soomaaliyeed hadana ay laba cilad ugu darsan tahay: 1. Wacyiga bulshada ee Xanuunkan oo aad u hooseeya iyo  2. Adeega Caafimaadka ee daaweynta xanuunkan oo meeshii la rabay aanan gaarsiisneyn Bahda Caafimaadka waxaa la gudboon kor u qaadida wacyiga dadweynaha si loo yareeyo aafada iyo dhibaatada… Continue reading Transient Ischemic Attack & Minor Stroke: Diagnosis and Management

Reducing Unnecessary Preoperative Tests

Waxaa Dhamaanteen sameynaa baaritaano Qaliinka ka hor balse Su’aashu waxay tahay Maxay baaritaanadaas ka badalayaan Natiijada bukaanka qaliinka kadib. Article kan waxaa lagu daabacay Journal ka BMJ bishan October ee Fadlan halkan ka aqriso.

Acute Infections in people who inject drugs

Dadka Drug abusers-ka waxay u nugul yihiin Infekshano, article kana wuxuu soo koobaya si case based approach ah Infekshanada ugu badan ee dadkan ku dhaca. Article-kan waxaa lagu daabacay Journal-ka BMJ bishan October 2022; Fadlan halkan ka aqriso Article-ka.

Treatment of Pediatric Femoral Shaft Fractures

This is a review article published in JAAOS this month; Please Access read the full article here

Antimicrobial Stewardship in Total Joint Arthroplasty

Antimicrobial Stewardship in Total Joint Arthroplasty is a an original research paper published in JAAOS this month; the study is the outcomes of a collaborative implementation Please Read the Article from here.

Movement is Life

Joornaalka JAAOS wuxuu bishan October daabacay series uu ugu magac daray Movement is Life iyadoo muhimadu ay tahay in qofka inuu socdo ay aad iyo aad noloshiisa ugu muhiimsan tahay. Fadlan Booqo Boga joornaalka oo Akhriso sida ay muhiim u tahay gaar ahaan dadka qaba Osteoarthritis-ka jilbaha.

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.