Jimicsiga Qoorta (Cervical Disc Herniation)

Inkasto ay xanuuno badan ku dhacaan qoorta balse xanuun ka mid ah kuwa ugu badan ee dadka waaweyn waxaa ka mid ah xanuun ay carjadii u dhaxeysay laf dhabarta qoorta ay soo baxdo kadibna cadaadiso neerfayaashii xangulaha ka baxayay. Fadlan la tasho dhakhtar si uu u qiimeeyo heerka xanuunkaaga talo buuxdana kuu siiyo. https://www.youtube.com/watch?v=IOKNxhzJ1Tg Waxaa… Continue reading Jimicsiga Qoorta (Cervical Disc Herniation)

Wacyigelin COVID19

Video-gan waa Wacyigelin uu Dr.Sayid uga hadlayo Xanuunka COVID19. https://youtu.be/-COok0dQmgs Waxaa la Qoray April 2023 Waxaa Qoray Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafaha ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera Video-ga waxaa la duubay bilaawgii COVID19 by Mustaqbal Media. Digniin: Xogta kore looguma talo galin in wax lagu daaweeyo ama go’aan caafimaad lagu qaato; Fadlan la tasho Dhakhtarkaaga hadii aad… Continue reading Wacyigelin COVID19

COVID19

COVID19 waa xanuun uu sababay Virus kaas oo laga soo gaabiyay “Coronavirus disease 2019” iyadoo loogu magac daray virus ka keena iyo sanadka xanuunku dilaacay oo ahaa dhamaadkii 2019 kana bilaabmay magaalada Wuhan ee dalka China. Calaamadaha lagu yaqaan COVID19 waxaa ugu caansan: Qufac daran, qandho, kor xanuun ama murqa xanuun, daal, diif, madax xanuun,… Continue reading COVID19

Jabka Lafdhabarka

Jabka Lafdhabarta (Vertebral Fractures) waa marka mid ama dhowr laf oo ka tirsan lafihii laf dhabarta ay jabaan. Jabka Laf dhabarka waxaa sababi kara Jug ku dhacda dhabarka sida shil gaari, meel sare oo qofku kasoo dhaco, iwm. Sidoo kale waxaa badanaa dadka waaweyn sababa jabkooda jug fudud oo ku dhacda sida inay kufaan. Jabka… Continue reading Jabka Lafdhabarka

External Fixation (Principles & Applications)

External Fixations ka waa nuuc ka mid ah hababka lagu fix gareeyo jabka xaaladaha qaar sida marka uu jabku yahay Open fracture, marka ay jirto Neurovascular injury, marka extensive soft tissue destruction jirto, Intr-articular injuries ka oo bilaaw-ga hore si ku meel gaar loogu xiro iyo xaalado kale oo badan. Isticmaalka External fixators ka waxay… Continue reading External Fixation (Principles & Applications)

Mycetoma (Surgical Treatment)

  Mycetoma waa mid ka mid ah xanuunada loo yaqaan Neglected tropical diseases kaas oo ay Somalia ka mid tahay meelaha uu ku badan yahay.  Xanuunkan ayaa ku bilaabma nabro yar yar oo xanuun lahayn oo kasoo baxa cagta, barar iyo dheecaan ka imaada nabraha kadibna tartiib u faafa una burburiya hilibka iyo lafta ugu danbeena… Continue reading Mycetoma (Surgical Treatment)

Lafaha oo Jilca (Osteoporosis)

Video-gan waa Wacyigelin uu Dr.Sayid uga hadlayo Xanuunka Osteoporosis-ka. https://youtu.be/TABCIWH7B8o Fadlan hadii aad kujirtid dadka da’dan ah ama ehelkaaga ku jiraan la tasho dhakhtar si loola socdo caafimaadkooda loogana hortago dhibaatooyinka ka dhasha Osteoporosis-ka. Waxaa la Qoray April 2023 Waxaa Qoray Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafaha ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera Xuquuqda Video-ga waxaa leh Isbitaalka Jaamacada Jazeera.… Continue reading Lafaha oo Jilca (Osteoporosis)

Osteoporosis & The Orthopaedic Surgeon

Osteoporosis, Lafaha oo jilca waa Xanuun ku badan dumarka markuu dhiiga caadada ka go’o ama ka tago iyo raga da’doodu ka weyn tahay 65 sano. Xanuunkan ayaa inta badan bahda Caafimaadku mudnaan siinin iyadoo laga yaabo in hooyo ay isbitaal u tagto iyadoo ka jaban gacanta qaybteeda hoose kadibna la kabo ama la qalo hadana… Continue reading Osteoporosis & The Orthopaedic Surgeon

Jimicsi Cagaha

Waxa ugu badan ee sababa ciribta ama cagta oo qofka xanuunta waa Plantar Fascitis oo ah caabuq ku dhaca seedkii lafta ciribta iyo faraha u dhaxeeyay. Xanuunka waa mid ka mid ah xanuunada ugu badan oo ay bukaanada ugu tagaan Dhakhaatiirta Lafaha. Xanuunkan wuxuu ku badan yahay dadka da’ dhexaadka iyo dadka waaweyn gaar ahaan… Continue reading Jimicsi Cagaha

Dhawaan Filo

Xogtan Inshalah Dhawaan ayaa lasoo gelin doonaa ee Fadlan dib usoo booqo. Mahadsanid. Waxaa sidoo kale booqan kartaa dhamaan Qaybaha kale ee Bukaanka ama Bahda Caafimaadka si aad uga bogato Wacyigelin iyo Warbixino kale oo wax badan kuu ifin doona.

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.