Jimicsi Cagaha

Waxa ugu badan ee sababa ciribta ama cagta oo qofka xanuunta waa Plantar Fascitis oo ah caabuq ku dhaca seedkii lafta ciribta iyo faraha u dhaxeeyay. Xanuunka waa mid ka mid ah xanuunada ugu badan oo ay bukaanada ugu tagaan Dhakhaatiirta Lafaha.

Xanuunkan wuxuu ku badan yahay dadka da’ dhexaadka iyo dadka waaweyn gaar ahaan dadka socodka badan, kuwa orda iyo kuwa kabo fidsan qaata.

Calaamadaha lagu garto waxaa kamid ah xanuun cagta qaybteeda dhexe ama meesha ay iska galaan cagta iyo lafta ciribta, xanuunkana wuxuu daran yahay subaxa hore qofka marka uu soo toosa iyadoo bukaanada qaar ay cagta dhulka dhigi karin xanuun daraadiis. Xanuu ka wuu sii yaraadaa marka qofka uu sosocdo.

Waxaa la Qoray

December 2022

Waxaa Qoray

Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafah ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera

Digniin: Xogta kore looguma talo galin in wax lagu daaweeyo ama go’aan caafimaad lagu qaato; Fadlan la tasho Dhakhtarkaaga hadii aad u baahan tahay la talin iyo daaweyn rasmi ah. Waxaad ka heli kartaa Dr.Sayid halkan oo aad balan ka qabsan kartaa

Xuquuqda Video-ga waxaa leh Cleveland Clinic.

Fadlan noogu reeb Fikirkaaga halkan oo (Ku dhufo halkan) hadii aad ku Qanac santahay Adeegaa, Wacyigelinta & Daaweynta Dr.Sayid.

4.7
Based on 17 reviews
powered by Google
mohamed abdullahi adam
09:10 29 Apr 24
Very Hamble and enthusiastic doctor when it comes dealing with pateints.
Deeqa Mohamed
19:05 19 Mar 22
Seadya Ahmed
18:03 04 Mar 22
Dr. Dr. Sayyid Omar
Nasra Mohamed
12:26 04 Mar 22
Abdikadir Mohamed
12:25 04 Mar 22
He is a very good Dr. I believe he has covered a lot of the field of Orhiopedic in the past.
Ali Sodal
10:17 22 Jul 21
Mashallah. Enjoy the service of Dr. Sayyid Omar
shawaal omar
09:54 03 Jul 21
He is good doctor I believe he’s one of best orthopedic surgeon in Somalia
js_loader
© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.