Video-gan waa Wacyigelin uu Dr.Sayid uga hadlayo Xanuunka Osteoporosis-ka.
Fadlan hadii aad kujirtid dadka da’dan ah ama ehelkaaga ku jiraan la tasho dhakhtar si loola socdo caafimaadkooda loogana hortago dhibaatooyinka ka dhasha Osteoporosis-ka.
Digniin: Xogta kore looguma talo galin in wax lagu daaweeyo ama go’aan caafimaad lagu qaato; Fadlan la tasho Dhakhtarkaaga hadii aad u baahan tahay la talin iyo daaweyn rasmi ah.