External Fixation (Principles & Applications)

External Fixations ka waa nuuc ka mid ah hababka lagu fix gareeyo jabka xaaladaha qaar sida marka uu jabku yahay Open fracture, marka ay jirto Neurovascular injury, marka extensive soft tissue destruction jirto, Intr-articular injuries ka oo bilaaw-ga hore si ku meel gaar loogu xiro iyo xaalado kale oo badan.

Isticmaalka External fixators ka waxay ka mid yihiin Core Essential skills ka laga rabo dhakhtarka ka qalin jabinaya qaliinka lafaha inuu yaqaano.

Article kan hoose wuxuu soo koobayaa Principles ka iyo sida loo isticmaalo External fixators-ka.

Article-ka waxaa qoray Bible et al waxaana lagu qoray Journal-ka American Academy of Orthopedic Surgery.

Dr.Sayid wuxuu qoraa ama soo aruuriyaa Maqaalo ku saabsan Xanuunada Lafaha iyo kuwa kale ee ku badan Somalia kuwaas oo ujeedku yahay in Bahda Caafimaadka laga update gareeyo Approach-ka loo maro daaweynta Xanuunadan. Fadlan Aqriso in ka badan 100 Article oo uu Dr.Sayid horay u qoray ama uu soo aruuriyay.

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.