Maxaa ka Cusub Journalada Orthopaedic-ga

Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeyn doonaa Articles-ka ay daabacaan Joornaalada ugu waaweyn Orthopaedic-ga caalamka, Articles-kaas oo ah ugu waaweyn ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region ka. Waxaan xooga saari doonaa Joornaalo ay ka mid yihiin: Journal of the American Academy of… Continue reading Maxaa ka Cusub Journalada Orthopaedic-ga

Talooyin Semester-ka Cusub

Ma Sameysatay Qorshe, Makuu bilaabmay Semester Cusub?  10 kaan Talo waa kuwo aan sanad walba siiyo ardada marka aan xisada koowaad ee Semesterka u galaayo hadaba ka faa’ideysi wacan. 1. Sameyso Qorshe sida jaamacadaba ay kuugu dajisay Academic Time table. Dib u fiiri wixii kuu hagaagay iyo wixii kaa Qaldamay semesters kii dhamaaday oo wax… Continue reading Talooyin Semester-ka Cusub

Consensus Guidelines on the Management of Musculoskeletal Infections affecting Children

 Infekshanda ku dhaca Caruurta sida Septic Arthritis, Osteomyelitis, Discitis iyo kuwa kale ee Lafaha iyo Murqaha hadii aan xili hore la ogaan lana daaweyn waxay sababi karaan dhaawac gaara lafta, kala goyska ama xubita infekshan ka ku dhacay taasoo horseedi karta in ilmuhu naafoobo. Infekshana qaar caalamado daran oo dhaqso soo muuqda ayay leeyihiin qaarna… Continue reading Consensus Guidelines on the Management of Musculoskeletal Infections affecting Children

Intramedullary Nailing vs Sliding Hip Screw in Trochanteric Fracture Management

  Intertrochanteric Fractures are extracapsular hip fractures in which the fracture line extends between greater and the lesser trochanters. Jabkan wuxuu ka mid yahay Hip fractures ka wuxuuna ku badan yahay dadka waayeelka ayna sabab u tahay Osteoporosis; sidoo kale wuxuu ku dhacaa dadka da’ dhaxaadka waxaana u sababa jug sida shil gaari. Waxaa caadiyan Jabkan… Continue reading Intramedullary Nailing vs Sliding Hip Screw in Trochanteric Fracture Management

Dhaawacyada Gym-ka

Qof kasta oo naga mid ah Gym-ka sabab ayuu u aadaa! Balse waxaa laga siman yahay Ujeedada ugu weyn oo ah in qofku ka helo Xoog, Firfircooni, Qurux iyo Caafimaad. Qormadaan dheer oo dhowr qayb ah waxaa uga hadli doonaa Dhibaatooyinka & Dhaawac yada ugu badan ee Qofka gym-ka ku jira la kulmi karo iyo… Continue reading Dhaawacyada Gym-ka

Guideline for the Management of Anaemia in the Perioperative Pathway

  Anaemia ama Dhiig yari sida aan u naqaan waa xaalad Hb ga uu hoos u dhacayo iyadoo inta uu Hb ga hoos u dhacayna ay ku xiran tahay severity ga anaemia yada. Bukaanada qaliinka galaya ha ahaadaan kuwa Lafaha ama kuwa qaliimada kale galaya waxaa lama huraan ah in preoperative optimization loo sameeyo si… Continue reading Guideline for the Management of Anaemia in the Perioperative Pathway

Pilon Fractures: Maxaa la isku raac san yahay? Maxaase la isku diidan yahay?

  Pilon Fractures waa Complex distal intra-articular tibial fractures ka imaada badanaa high energy trauma. Jabka nuucan ayaana lala xiriiriyaa high degree of soft tissue injury kaasoo sababa in anqawga bararo ama yeesho blisters.  Pilon fractures waxaa badanaa sababaa shil gaari ama meel sare oo qofku kasoo dhaco waxaana lagu xaliyaa qaliin dhowr stage ah badanaa… Continue reading Pilon Fractures: Maxaa la isku raac san yahay? Maxaase la isku diidan yahay?

Burooyinka Lafaha

  Burooyinka Lafaha waa kuus ku sameysma lafta ama hilibkii ka koreeyay taasoo ka dhashay koriin saaid ah oo aan caadi ahayn oo ay sameeyeen unugyadii lafta.  Sida qaybaha kale ee jirkaba, Burooyinka Lafaha ku dhaca waxay isugu jiraan laba nuuc: kuwo fudud (Benign tumors) iyo kuwo Kansar ah (Malignant tumors). Nasiib wanaag badanaa burooyinka Lafaha… Continue reading Burooyinka Lafaha

Effect of Intrawound Vancomycin Powder in Operatively Treated High-risk Tibia Fractures

Inkasto Cilmi baaristan (METRC: Major Extremity Trauma Research Consortium) tahay mid laba sano kahor soo baxday laguna daabacay JAMA Surgery hadana waxay kamid tahay Cilmi baarisyada ugu muhiimsan marka laga hadlaayo Tibial fractures iyo Infection prevention kooda. Su’aasha ay Cilmi baaristan ka jawaabeysay ayaa ah: daawada Vancomycine powder haidi lagu shubo surgical site ka Tibial Plateau… Continue reading Effect of Intrawound Vancomycin Powder in Operatively Treated High-risk Tibia Fractures

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.