Guideline for the Management of Anaemia in the Perioperative Pathway
Anaemia ama Dhiig yari sida aan u naqaan waa xaalad Hb ga uu hoos u dhacayo iyadoo inta uu Hb ga hoos u dhacayna ay ku xiran tahay severity ga anaemia yada.
Bukaanada qaliinka galaya ha ahaadaan kuwa Lafaha ama kuwa qaliimada kale galaya waxaa lama huraan ah in preoperative optimization loo sameeyo si loo yareeyo postoperative complications loona dadajiyo recovery ga bukaanka.
Guideline
Guideline kan oo ah mid isticmaalkeedu fudud yahay ayaa waxaa ay xooga saartay Baaritaanka Anaemia yada, Kala saarida nuucyada kala duwan ee Anaemia yada, Raadinta waxa sababay, Muhimada ay leedahay in bukaanka lala wadaago xanuunkiisa si uu uga qayb qaato daaweynta.
Dr.Sayid wuxuu qoray Maqaalo badan kuwaas oo ujeedku yahay in Bahda Caafimaadka, Bukaanada Soomaaliyeed iyo Ehelkoodaba lagu update gareeyo ama fahan siiyo Xanuunada kala duwan ee Lafaha & Kala goys yada. Fadlan Booqo Qaybta Bahda Caafimaadka si aad aqrisato Articles badan ama Booqo Qaybta Guidelines ka oo aad ka heli karto Guidelines ka ugu waaweyn Xanuunada Lafaha & Xanuunada kalaba,