Anqawga waa kala goyska u dhaxeeya lugta iyo cagta halkaas oo ay isugu imaadaan labada lafood ee lugta iyo laf kamid ah lafaha xcagta.
Kala goyskan waxaa saaran culeyska jirka oo dhan wuxuuna muhiim u yahay socodka.
Jab kuimaadaqaybtahooseee mid kamid ah labadalafoodeelugtaamalabadoodaayaaJabkaAnqawga loo yaqaan; badanaawaxaasababaqofkaoolugta u laabanto, jug sidashilgaari, iwm
Calaamadaha lagu garto jabka anqawga waxaa kamid ah Xanuun anqawga gaar ahaan dhinaca jabay, barar, qofka oo aan ku socon karin.
Si loo xaqiijiyo Jabka, Dhakhtarku wuxuu bukaanka u diraa Raajo taas oo lagu ogaanayo Jabka iyo nuuciisa.
DaaweyntajabkaAnqawgawaxaykuxerantahaynuucajabka, da’dabukaankaiyoxaaladacaafimaadeebukaanka.BadanaaJabkuhaduusan is dhaafinyahayna mid laftabanaankaaysanusoobixinwaxaakufilanjeesto in lagukabohadiise ay dhacdo mid kamid ah xaaladahaqaliinkaqasabkadhigayayeeaankusoosheegnayQaybta Xogta Guud, Dhakhtarkawuxuubukaankakulataliyaaqaliin biro la gelinayo
Fadlan booqo Qaybaha kale ee Jabkasi aad uga bogato Wacyigelin iyo Warbixino kale oo wax badan ku ifin doona.