Stroke wuxuu ka mid yahay Xanuunada ku badan bulshada Soomaaliyeed hadana ay laba cilad ugu darsan tahay: 1. Wacyiga bulshada ee Xanuunkan oo aad u hooseeya iyo 2. Adeega Caafimaadka ee daaweynta xanuunkan oo meeshii la rabay aanan gaarsiisneyn Bahda Caafimaadka waxaa la gudboon kor u qaadida wacyiga dadweynaha si loo yareeyo aafada iyo dhibaatada… Continue reading Transient Ischemic Attack & Minor Stroke: Diagnosis and Management
