What dose of Low Molecular Weight Heparin is Best in Pregnancy?
Xanuunada Xinjirowga Dhiiga waxay ka mid yihiin xanuunada ugu badan ee sababa dhimasho ama dhibaatooyin kale hooyada marka ay uurka leedahay ama umusha ku jirto waxaana lama huraan ah in Daawooyinka ka hortaga Xinjirowga gaar ahaan kuwa uurka iyo xiliyadaas safe ka ah in la siiyo.
Joornaalka Lancet ayaa bishaan October 2022 daabacay Cilmi baaris ay qoreen Bistervels IM et al taas oo ah RCT la isku bar bardhigayay Intermediate dose vs Low dose LMWH once daily.