Transient Ischemic Attack & Minor Stroke: Diagnosis and Management

Stroke wuxuu ka mid yahay Xanuunada ku badan bulshada Soomaaliyeed hadana ay laba cilad ugu darsan tahay: 1. Wacyiga bulshada ee Xanuunkan oo aad u hooseeya iyo 

2. Adeega Caafimaadka ee daaweynta xanuunkan oo meeshii la rabay aanan gaarsiisneyn

Bahda Caafimaadka waxaa la gudboon kor u qaadida wacyiga dadweynaha si loo yareeyo aafada iyo dhibaatada uu leeyahay xanuunkan.

Article-kan waa Review lagu daabacay joornaalka CMAJ bishan October ee Fadlan halkan ka aqriso.

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.