Movement is Life

Joornaalka JAAOS wuxuu bishan October daabacay series uu ugu magac daray Movement is Life iyadoo muhimadu ay tahay in qofka inuu socdo ay aad iyo aad noloshiisa ugu muhiimsan tahay.

Fadlan Booqo Boga joornaalka oo Akhriso sida ay muhiim u tahay gaar ahaan dadka qaba Osteoarthritis-ka jilbaha.

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.