Su’aalaha ugu badan ee la isweydiiyo

Jilbo xanuunka maxaa keena? Jilbaha Xanuunka waxaa keeni kara waxyaabo kala duwan sida Arthritis, Infekshan, Dhaawac gaaray Fadlan sii aqri   Jabkan ma la kabaa mise waa Qaliin? Lafta marka ay jabto waxaa lagu xaliyaa labo midkood oo kala ah kab ama Qaliin midka dhakhtarka go’aansadana waxay ku xiran tahay Fadlan sii aqri  Dhabar Xanuunka… Continue reading Su’aalaha ugu badan ee la isweydiiyo

Jabka Lafaha Lugta

Lugta waa inta u dhaxeysa Jilibka iyo Anqawga waxaana ku jira laba lafood oo midi weyntahay (Tibia) gudaha iyo horayna soo jirta halka mida kalana yartahay ayna xigto qaybta banaanka ee lugta (Fibula). Labadan lafood waxay ka mid yihiin kuwa ugu badan ee jaba iyadoo Shil baabuur, mooto iyo jug xoogan ay tahay waxa ugu… Continue reading Jabka Lafaha Lugta

Jabka

Shilalka & Dhaawacyada (Xog Guud) Shilalka sida kufitaan, jug, shil gaari, iwm waxaa ka dhasha dhaawac ama jab gaara qayb ka mid ah jirka. Jab waxaa la dhahaa laftii Fadlan sii Aqri Jabka Kalxanta Kalxanta (Clavicle) waa lafta ku taal labada dhinac ee hoose ee qoorta waana lafta ugu badan ee laga jabo. Badanaa waxaa… Continue reading Jabka

Xog Guud

Qaliinka Kahor & Kadib Bukaan kasta oo Qaliin galaya oo aanan Emergency aheyn wuxuu maraa diyaarin qaliinka kahor ah halka bukaanada emergency ga Fadlan sii Aqri Suuxdinta Suuxdintu waxay muhiim u tahay qaliinka waxayna yareysaa Xanuunka bukaanka uu dareemi lahaa, waxay ka qaadaa welwelka wuxuuna bukaanka ku dareemaa nafis Fadlan sii Aqri Maxaa Dareemee? Cabirka… Continue reading Xog Guud

Protected: Login

There is no excerpt because this is a protected post.

Lafaha oo Jilca (Osteoporosis)

Xanuunkan wuxuu ku badan yahay dadka waaweyn gaar ahaan raga 60 sano ka weyn iyo dumarka uu ka go’ay dhiiga caadada. Fadlan daawo Video-ga hoose oo Dr.Sayid ku sharxayo Xanuunkan, sida looga hortago iyo daawadiisa. https://youtu.be/TABCIWH7B8o Waxaad Dr.Sayid ku booqan kartaa Isbitaalka Jaamacada Jazeera ama Balan ka qabso dhakhtarka

COVID19

COVID19 WHO

Goor dhow ayaa xogtaan lasoo gelin doonaa Inshalah ee dulqaado walaal 

Xanuun Mudo Jira (Chronic Pain)

Xanuunka marka uu bukaanka iska haayo mudo ka badan bil iyo bar meeshuu rabo haka imaadee ama aan la ogeyn halka uu ka imaanayo waa xaalad loo yaqaano xanuun raagay (Chronic pain).  Xogtan Inshalah Dhawaan ayaa lasoo gelin doonaa ee Fadlan dib usoo booqo. Mahadsanid. Waxaa sidoo kale booqan kartaa dhamaan Qaybaha kale ee Bukaanka… Continue reading Xanuun Mudo Jira (Chronic Pain)

Xanuuno Kale

Kala goys Xanuun (Arthritis) Erayga “Arthritis” waa magac guud oo loo isticmaalo xanuun ka jira kala goyska. Fadlan sii aqri   Xinjir ku Sameysanta Xididada (DVT) Xanuunkan waa xaalad ay Xinjir ku sameysmeyso Xididkii gudihiisa (vein) gaar ahaan Fadlan sii aqri  Xanuun mudo jira (Chronic Pain) Xanuunka marka uu bukaanka iska haayo mudo ka badan… Continue reading Xanuuno Kale

Xinjir ku Sameysanta Xididka (DVT)

Xinjir ku sameysmata Xididada gudahooda (Deep Venous Thrombosis) Xanuunkan waa xaalad ay Xinjir ku sameysmeyso Xididkii gudihiisa (vein) gaar ahaan xididada gudaha kadibna socodkii dhiiga uu yaraanayo kadibna ay sababayso barar iyo xanuun. Meesha ugu badan ay xinjiraha ku sameysmaan waa lugaha balse xinjirta meel kasta way ku sameysmi kartaa Waxaa Xanuunkan u nugul:  1.… Continue reading Xinjir ku Sameysanta Xididka (DVT)

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.