Waxaa Dhawaanahan bulshadeena gaar ahaan dhalin yarada kusoo batay Isticmaalka daawooyinka la qabsiga leh. Daawooyinkan waxay leeyihiin Khataro Caafimaad oo badan, mana ahan kuwo loogu tala galay in qofka iska soo gato kadibna is duro waa kuwo u baahan in Isbitaalka kaliya lagu qaato bukaanka lala socdo xaaladiisa marka la siiyo. Fadlan ka wacyigeli asxaabtaad… Continue reading Ma qaadan Karaa Xanuun Baabi’iye sida Tramadol?
