Hepatocellular Carcinoma

Hepatocellular Carcinoma wuxuu ka mid yahay Kansarada ugu badan ee dadka ku dhaca waxaana lala xiriiriyaa Viral Hepatitis gaar ahaan Hepatitis C Virus.

Somalia waxaa ku badan Xanuunada Hepatitis ka gaar ahaa Hepatitis B iyo C waxaana xarumaha caafimaadka lagu arkaa bukaano badan oo develop gareeyay complications ka labadan hepatitis oo ay kujirto Hepatocellular Carcinoma (HCC).

Joornaalka Caanka ee Lancet ayaa Edition kiisa bishan October 2022 kusoo qoray Seminar ku saabsan Heepatocellular Carcinoma kaas oo 18page kakooban loogana hadlaayo from Introduction to Management.

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.