Aqueous-PREP Study oo la daabacay

Climi baaristan (Aqueous skin antisepsis before surgical fixation of open fractures loona soo gaabiyay Aqueous-PREP) oo laga sameeyay 14 hospital oo ku kala yaala Mareykanka, Kanada iyo Spain ayaa ujeed keedu ahaa in la isku bar bar dhigo in wax farqi ah u dhaxeeyo Isticmaalka Iodine iyo Chlorohexidine for Surgical site preparation bukaanada Open Fractures ka qaba.

ilaa 1683 bukaan ayaa Study ga kujiray iyadoo 837 loo assign gareey si random ah Iodine group halka 836 kalana loo assign gareeye Cholorhexidine gluconate; Primary Outcome ka lagu saleynayay kala fiicnaashahooda waa Surgical Site Infection.

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.