External Fixation (Principles & Applications)

External Fixations ka waa nuuc ka mid ah hababka lagu fix gareeyo jabka xaaladaha qaar sida marka uu jabku yahay Open fracture, marka ay jirto Neurovascular injury, marka extensive soft tissue destruction jirto, Intr-articular injuries ka oo bilaaw-ga hore si ku meel gaar loogu xiro iyo xaalado kale oo badan. Isticmaalka External fixators ka waxay… Continue reading External Fixation (Principles & Applications)

Mycetoma (Surgical Treatment)

  Mycetoma waa mid ka mid ah xanuunada loo yaqaan Neglected tropical diseases kaas oo ay Somalia ka mid tahay meelaha uu ku badan yahay.  Xanuunkan ayaa ku bilaabma nabro yar yar oo xanuun lahayn oo kasoo baxa cagta, barar iyo dheecaan ka imaada nabraha kadibna tartiib u faafa una burburiya hilibka iyo lafta ugu danbeena… Continue reading Mycetoma (Surgical Treatment)

The Safety of Inpatient Health Care

Qaladaadka dhaca iyo Dhibaatooyinka ka dhasha ee saameeyaa bukaanada jiifa Isbitaalada waa kuwo badankooda laga hortagi karo una baahan taxadar, tababar iyo dabagal si loo yareeyo dhibaatooyinka lasoo darso bukaanka Qaladaadka ku dhaca bukaanada jiifa Isbitaalada waxaa ugu badan kana mid ah errors dhanka daawada ah sida daawo qaldan ama dose qaldan oo lasiiyo bukaanka, … Continue reading The Safety of Inpatient Health Care

Multiligamentous Knee Injuries: Acute Management, Associated Injuries, and Anticipated Return to Activity

Dhaawacyada ku dhaca Jilibka waxaa ay noqon karaan kuwa dhib gaarsiiya hal seed ama seedo badan. Marka uu dhaawacu gaaro seedo badan ama xubno badan sida ACL, PCL, Meniscus iyo xitaa carjada (Chondral injury) waxay u baahan tahay feejignaan iyo daaweyn deg deg ah si shaqada jilibka, isticmaalka jilibka ee bukaanka iyo nolol maalmeedka bukaanka… Continue reading Multiligamentous Knee Injuries: Acute Management, Associated Injuries, and Anticipated Return to Activity

Maxaa Dhacay? Maxaa Nala gudboon?

Allaha u naxariisto dadkii ku dhintay, Allaha Caafiyo intii ku dhaawacan tay Qaraxyadii Zoobe. Maxaa Dhacay? 1. Gaabis Amni oo shacab iyo hay’adaha amnigu eedu wada leeyihiin 2. Xasuuq Shacab oo kala sooc lahayn, arxan daran lana filaaye! 3. Musiibadii marka ay dhacday maxaa xigay:  A. Iyadoo aan taxadar la muujin in lagu wada cararay… Continue reading Maxaa Dhacay? Maxaa Nala gudboon?

Movement is Life

Joornaalka JAAOS wuxuu bishan October daabacay series uu ugu magac daray Movement is Life iyadoo muhimadu ay tahay in qofka inuu socdo ay aad iyo aad noloshiisa ugu muhiimsan tahay. Fadlan Booqo Boga joornaalka oo Akhriso sida ay muhiim u tahay gaar ahaan dadka qaba Osteoarthritis-ka jilbaha.

Investigating Dysphagia in Adults

Dysphagia is one of the common presenting features of adults visiting general and internal medicine clinics in Somalia. Esophageal Cancer is among the top 3 cancers in Somalia and Dysphagia is one of its presenting features although there are other more common benign pathologies that cause dysphagia. Please read the Practice Pointer Article from BMJ… Continue reading Investigating Dysphagia in Adults

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.