Platelet-rich Plasma (PRP) Versus Corticosteroid Injection for Knee Osteoarthritis: A Systematic Review of Randomized Controlled Trials

Systematic review-gan wuxuu baaray 10 Randomized Controlled Trials kuwaasoo ka hadlayay farqiga u dhaxeeya Isticmaalka PRP iyo Corticosteroids ka la duro jilbaha bukaanada qaba Knee Osteoarthritis.

Knee Osteoarthritis ayaa ah xanuun ku dhaca lix dii qofood ba mid ka mid ah (1/6) si gooni ahna ugu badan dadka da’doodu ka weyn tahay 70 sano.

Waxyaabaha lagu yareeyo caabuqa iyo xanuunka Knee Osteoarthritis-ka waxaa ka mid ah Intra-articular Steroids iyo PRP oo dhawaanahan danbe aad cilmi baarisyo kala duwan looga sameynayay.

Copyright © Orthoevidence

is bar bar dhigan ayaa lagu ogaaday in farqi yar uu u dhaxeeyo marka loo eego yareynta xanuunka iyo isticmaalka jilibka ee nolol maalmeedka

Waxaa sidoo kale Link-gan ka aqrisan kartaa Dhamaan Articles-ka loogu tala galay bahdan Caafimaadka 

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.