Jilbo Xanuunka Maxaa keena
Jilba Xanuunka waxaa keeni kara waxyaabo kala duwan sida Arthritis, Infekshan, Dhaawac gaaray (Fadlan daawo Video ga hoose oo uu Dr.Sayid ku sharxayo xanuunada ugu badan ee Jilba Xanuunka keena).
Ciwaano la xiriira
Kala goys yada oo qofka xanuuna waxaa sababi kara xanuuno kala duwan oo ay ugu fudud yihiin Hargab kaas oo hargabka kadib kala goysada iskood u fiicnaanaayaan ama Xanuuno lala noolaanaayo una baahan in la xakameeyo daaweyn lagu ciribtarana aan lahayn sida Rheumatoid Arthritis.
Qaybtan waxaad ka heleysaa Wacyigelino isugu jira Qoraal iyo Video kuwaas oo ka hadlaya Xanuunada ugu badan ee lafaha iyo Kala goysyada
Fadlan sidoo kale booqo Qaybaha kale ee Su’aalaha ugu badan ee bukaanadu is weydiiyaan.
Dr.Sayid wuxuu qoraa ama soo aruuriyaa Maqaalo ku saabsan Xanuunada Lafaha iyo kuwa kale ee ku badan Somalia kuwaas oo ujeedku yahay in Bahda Caafimaadka laga update gareeyo Approach-ka loo maro daaweynta Xanuunadan. Fadlan Aqriso in ka badan 200 maqaal oo ku saabsan Wacyigelin ama Booqo Qaybta Videos-ka si aad u daawato Wacyigelin kala duwan.
Waxaa la Qoray
December 2022
Waxaa Qoray
Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafaha ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera
Digniin: Xogta kore looguma talo galin in wax lagu daaweeyo ama go’aan caafimaad lagu qaato; Fadlan la tasho Dhakhtarkaaga hadii aad u baahan tahay la talin iyo daaweyn rasmi ah. Waxaad ka heli kartaa Dr.Sayid halkan oo aad balan ka qabsan kartaa.
