Ma qaadan Karaa Xanuun Baabi’iye sida Tramadol?

Waxaa Dhawaanahan bulshadeena gaar ahaan dhalin yarada kusoo batay Isticmaalka daawooyinka la qabsiga leh.

Daawooyinkan waxay leeyihiin Khataro Caafimaad oo badan, mana ahan kuwo loogu tala galay in qofka iska soo gato kadibna is duro waa kuwo u baahan in Isbitaalka kaliya lagu qaato bukaanka lala socdo xaaladiisa marka la siiyo.

Fadlan ka wacyigeli asxaabtaad iyo inta sida qaldan daawooyinkan u qaadata hadii aad caawin iyo in lagaa jooyiyo ama saaxiibkaa laga joojiyo u baahan tahayna imaa isbitaalka si laguu caawiyo.

Daawo Video-ga hoose oo Dr.Sayid ku sharxayo Isticmaalka daawooyinka iyo halista la xiriirta.

Fadlan booqo Qaybaha kale ee Su’aalaha ugu badan ee bukaanadu is weydiiyaan.

Dr.Sayid wuxuu qoraa ama soo aruuriyaa Maqaalo ku saabsan Xanuunada Lafaha iyo kuwa kale ee ku badan Somalia kuwaas oo ujeedku yahay in Bahda Caafimaadka laga update gareeyo Approach-ka loo maro daaweynta Xanuunadan. Fadlan Aqriso in ka badan 100 maqaal oo ku saabsan Wacyigelin ama Booqo Qaybta Videos-ka si aad u daawato Wacyigelin kala duwan.

Waxaa la Qoray

August 2022

Waxaa Qoray

Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafaha ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera

Digniin: Xogta kore looguma talo galin in wax lagu daaweeyo ama go’aan caafimaad lagu qaato; Fadlan la tasho Dhakhtarkaaga hadii aad u baahan tahay la talin iyo daaweyn rasmi ah. Waxaad ka heli kartaa Dr.Sayid halkan oo aad balan ka qabsan kartaa.

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.