Jabka Lafdhabarka

Jabka Lafdhabarta (Vertebral Fractures) waa marka mid ama dhowr laf oo ka tirsan lafihii laf dhabarta ay jabaan. Jabka Laf dhabarka waxaa sababi kara Jug ku dhacda dhabarka sida shil gaari, meel sare oo qofku kasoo dhaco, iwm. Sidoo kale waxaa badanaa dadka waaweyn sababa jabkooda jug fudud oo ku dhacda sida inay kufaan. Jabka… Continue reading Jabka Lafdhabarka

Lafaha oo Jilca (Osteoporosis)

Video-gan waa Wacyigelin uu Dr.Sayid uga hadlayo Xanuunka Osteoporosis-ka. https://youtu.be/TABCIWH7B8o Fadlan hadii aad kujirtid dadka da’dan ah ama ehelkaaga ku jiraan la tasho dhakhtar si loola socdo caafimaadkooda loogana hortago dhibaatooyinka ka dhasha Osteoporosis-ka. Waxaa la Qoray April 2023 Waxaa Qoray Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafaha ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera Xuquuqda Video-ga waxaa leh Isbitaalka Jaamacada Jazeera.… Continue reading Lafaha oo Jilca (Osteoporosis)

Jimicsi Cagaha

Waxa ugu badan ee sababa ciribta ama cagta oo qofka xanuunta waa Plantar Fascitis oo ah caabuq ku dhaca seedkii lafta ciribta iyo faraha u dhaxeeyay. Xanuunka waa mid ka mid ah xanuunada ugu badan oo ay bukaanada ugu tagaan Dhakhaatiirta Lafaha. Xanuunkan wuxuu ku badan yahay dadka da’ dhexaadka iyo dadka waaweyn gaar ahaan… Continue reading Jimicsi Cagaha

Dhawaan Filo

Xogtan Inshalah Dhawaan ayaa lasoo gelin doonaa ee Fadlan dib usoo booqo. Mahadsanid. Waxaa sidoo kale booqan kartaa dhamaan Qaybaha kale ee Bukaanka ama Bahda Caafimaadka si aad uga bogato Wacyigelin iyo Warbixino kale oo wax badan kuu ifin doona.

Jimicsiga Dhabarka

Inkasto ay xanuuno badan dhabarka ku dhacaan balse 90% dhabar xanuunka ma ahan mid ka imaada xanuuno waaweyn waxaana ku filan Jimicsi dhabarka ah iyo xanuun baabi’iye fadud. Fadlan la tasho dhakhtar si uu u qiimeeyo heerka xanuunkaaga talo buuxdana kuu siiyo. https://youtu.be/2VuLBYrgG94 Sidoo kale Fadlan daawo Video ga hoose oo uu Dr.Sayid ku sharxayo… Continue reading Jimicsiga Dhabarka

Jimicsiga Garabka

Xanuuno badan ayaa garbaha ku dhaca balse badankooda waxay u baahan yihiin jimcsiyo looga hortagaayo inuu xanibmo dhaqdhaqaaqa garabka; Fadlan la tasho dhakhtarka oo hel Jimicsiga kugu haboon si aadan qalad u samayn. https://www.youtube.com/watch?v=6jHsraw2NIk Hadii Xanuunku yahay Frozen Shoulder waxaa la sameeyaa Jimicsiyo ay kamid yihiin kuwan hoose: https://youtu.be/8nQ6piYJF7A?si=iDa27lJ-Aw-e-iUh Fadlan noogu reeb Fikirkaaga halkan oo… Continue reading Jimicsiga Garabka

Jimicsiga Osteoarthritis ka Jilbaha

Osteoarthritis ka Jilbaha wuxuu leeyahay Daaweyn iyo Qaliin hadaba Jimicsiyada ugu muhiimsan ee loo sameeyo bukaanadan hoose ka daawo. https://youtu.be/_RN3AVn2ovM Sidoo kale Fadlan daawo Muuqaalkan hoose oo uu Dr.Sayid ku sharxayo Jilbo xanuunka iyo waxa ugu badan ee keena. https://youtu.be/npCIV6YHnNk Fadlan noogu reeb Fikirkaaga halkan oo (Ku dhufo halkan) hadii aad ku Qanac santahay Adeegaa,… Continue reading Jimicsiga Osteoarthritis ka Jilbaha

Jimicsiyada Dhaawaca Seedka Jilibka (ACL)

Jimicsigan waxaa loogu tala galay kaliya Bukaanada Dhaawaca ka gaaray seedka la dhaho ACL oo aan Qaliin loo sameynin.  DIGNIIN: Fadlan hadii Qaliin aad gashay ha sameynin Jimicsiyada hoose https://youtu.be/hdNgTjiJcfE Waxaa la Qoray March 2023 Waxaa Qoray Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafah ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera Xuquuqda Video-ga waxaa leh Dr.Jared oo aan kasoo xigtay Youtube… Continue reading Jimicsiyada Dhaawaca Seedka Jilibka (ACL)

WHO Open Courses

Ururka caafimaadka Aduunka ee WHO waxa uu si bilaash ah u bixiyaa Koorsooyin la xiriirka Caafimaadka kuwaas oo ay ka mid yihiin Clinical management, Antimicrobial resistance, COVID19, Monkeybox, Ebola, Mental health iyo kuwo kale oo badan sidaa daraadeed Fadlan ka faaideyso oo baro koorsooyinkan. Infection Prevention & Control Xirfadle kasta oo caafimaad waa inuu yaqaan… Continue reading WHO Open Courses

Clinical Guidelines

Clinical Practice Guidelines waa Evidence Based Recommendations laga sameeyo Cilmi baarisyo looguna tala galay in bahda caafimaadka ay u isticmaalaan go’aan qaadashada iyo daaweynta bukaanka. F.G: Dhamaan Guidelines ka halkan kujira waa kuwo laga soo kala aruuriyay Ururada ugu waaweyn ee Guidelines ka sameeya; Xuquuqda Guidelines-kana iyaga ayaa leh. NICE Trauma & Orthopedics Guidelines Dhamaan… Continue reading Clinical Guidelines

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.