Jimicsiyada Dhaawaca Seedka Jilibka (ACL) Jimicsigan waxaa loogu tala galay kaliya Bukaanada Dhaawaca ka gaaray seedka la dhaho ACL oo aan Qaliin loo sameynin. DIGNIIN: Fadlan hadii Qaliin aad gashay ha sameynin Jimicsiyada hoose Waxaa la QorayMarch 2023 Waxaa QorayDr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafah ee Isbitaalka Jaamacada JazeeraXuquuqda Video-ga waxaa leh Dr.Jared oo aan kasoo xigtay Youtube kiisa Digniin: Xogta kore looguma talo galin in wax lagu daaweeyo ama go’aan caafimaad lagu qaato; Fadlan la tasho Dhakhtarkaaga hadii aad u baahan tahay la talin iyo daaweyn rasmi ah. Waxaad ka heli kartaa Dr.Sayid halkan oo aad balan ka qabsan kartaa. Fadlan noogu reeb Fikirkaaga halkan oo (Ku dhufo halkan) hadii aad ku Qanac santahay Adeegaa, Wacyigelinta & Daaweynta Dr.Sayid. Dhaqtarka Lafaha ( Dr.Sayid omar)4.7Based on 17 reviewspowered by Googlereview us onmohamed abdullahi adam09:10 29 Apr 24Very Hamble and enthusiastic doctor when it comes dealing with pateints.Deeqa Mohamed19:05 19 Mar 22Seadya Ahmed18:03 04 Mar 22Dr. Dr. Sayyid OmarNasra Mohamed12:26 04 Mar 22Abdikadir Mohamed12:25 04 Mar 22He is a very good Dr. I believe he has covered a lot of the field of Orhiopedic in the past.Ali Sodal10:17 22 Jul 21Mashallah. Enjoy the service of Dr. Sayyid Omarshawaal omar09:54 03 Jul 21He is good doctor I believe he’s one of best orthopedic surgeon in Somalia