Ciid Mubaarak

Ciid Mubaarak Dhamaan Asxaabta, Ehelka iyo Umada Muslimiinta meel kasta oo aad joogtaan.

Allaha naga aqbalo Soonkii iyo Cibaadooyinkii Suubanaa ee aan Maalmaha Carafo sameynay sidoo kale Allaha na gaarsiiyo Xajka danbe anagoo caafimaad qabna. Aamiin.

Waxaa Dhamaan Bukaanada ku xiran Dr.Sayid iyo Umada Soomaaliyeed ba leeyahay ku ciida Caafimaad, Farxad iyo Nabad.

Qaybta Gargaarka Deg-dega ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera waa ay Furan tahay Maalmaha Ciida. 

Dhamaa bukaanada Jaba ama u baahan Gargaar Deg-deg ah waxaa ugu diyaara Isbitaalka Dhakhaatiir iyo Kalkaaliyayaal Khibrad fiican leh.

Fadlan wac 0619070001 wixii Deg-deg

     Ciid Wanaagsan 

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.