Principles of Fasciotomy Closure After Compartment Syndrome Release
Waa Cilmi baaris Cusub oo 15ka bishan September 2022 lagu daabacay JAAOS taas oo ka hadleysa sida loo xero/tolo nabarka (facsciotomy wound) kadib Compartment syndrome.
Compartment Syndrome waa Xaalad deg deg ah kuna dhacda lugaha, gacmaha iyo meelo kale oo jirka ah una baahan in si deg-deg ah qaliin fasciotomy ah (Jeexid/dilaacin) loogu sameeyo si looga hortago in xubintaasi dhiiga ka xermo kadibna u naafowdo ama xitaa loo gooyo.
Halkan ka aqriso Cilmi baaristii oo dhameystiran:
Principles of Fasciotomy Closure After Compartment Syndrome Release
