Xanuuno Kale

Erayga “Arthritis” waa magac guud oo loo isticmaalo xanuun ka jira kala goyska.

Fadlan sii aqri

 

Xanuunkan waa xaalad ay Xinjir ku sameysmeyso Xididkii gudihiisa (vein) gaar ahaan

Fadlan sii aqri 

Xanuunka marka uu bukaanka iska haayo mudo ka badan bil iyo bar meeshuu rabo haka imaadee

Fadlan sii aqri

 

Osteoporosis (Lafaha oo Jilca) waa xanuun ay awooda lafaha yaraaneyso kuna badan dadka da’doodu ka weyn tahay 60 sano

Fadlan sii aqri 

Dhaawacyada ka dhasha aalmiitada ama qaadista culeyska marka uu qofku gym ka joogo waxay isugu jiraan nuucyo kala duwan

Fadlan sii aqri 

Tiibishada Lafaha ama Kala goysyada waa Xanuun Infekshan ay sababto bakteeriyada Tiibishada.

Fadlan sii Aqri

COVID19 waa xanuun ku dhaca Neef mareenka iyo Sanbabaha lagana soo gaabiyay Coronavirus disease 2019.

Fadlan sii Aqri

Goor dhow ayaa xogtaan lasoo gelin doonaa Inshalah ee dulqaado walaal 

Fadlan sii aqri

Dhaawaca Neerfaha gaara waxaa loo qaybiyaa 3 nuuc oo kala ah: in neerfihii uu kala jiidmay laakiin uusan go’in, 

Fadlan sii aqri

Burooyinka Lafaha waxay isugu jiraan nuuc fudud (benign) iyo nuuc Kansar ah (Malignant)

Fadlan sii aqri

Nabrahan waa kuwo ku badan dadka Sokorta qaba waxayna badanaa kasoo baxaan Cagta qaybteeda hoose ama kore.

Fadlan sii aqri 

Sida aan wada ognahay Xanuunka Sokorow ga ayaa kamid noqday Xanuunada ugu badan ee Maalin walba Dhakhaatiirtu arkaan iyadoo uu yahayna waxa labaad ee ugu badan ee loo jaro Lug shilalka kadib.

Fadlan sii aqri 

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.