Two minutes of Orthopaedics with ChatGPT
Article-kan oo ay qoreen Marius Scarlet iyo Philippe Hernigou oo kala ah Chief Editor-ka Journal SICOT ee International Orthopaedics iyo President-ga Ururka SICOT ayaa waxay si kooban uga hadlayaan ChatGPT iyo Orthopaedics,
ChatGPT waa Artificial Intelligence Chatbot ay sameeyeen OpenAI bishii November 2022. Chatbots waa Software programs soo saaray hadal iyagoo isticmaalaya waxa loo yaqaan Artifical Intelligence (AI) iyo Natural Language Processing Techniques (NLP).
Isticmaalka ChatGPT wuxuu fududeeyay wax badan iyadoo dhanka kalana lala xiriirinayo drawbacks kale.
Tusaale in la qoro hal paragraph oo scientific article ah average waxay qofka ku qaadataa 5 daqiiqo laakiin ChatGPT waxay ku qaadaneysaa kaliya 15 seconds.
Article ka wuxuu soo koobaa What is Reality, What is the Importance, What are hallucinations iyo Maxaa Xiga?
SICOT waa Urur Caalami ah oo ay ku midaysan yihiin Dhakhaatiir lafo oo kakala socda daafaha Caalamka; Fadlan Booqo Boga SICOT wixii faahfaahin dheeri ah ama hadii aad daneyneyso inaad xubin ka noqoto ururkan; Sidoo kale booqo International Orthopedics oo ah Official Journal ka SICOT kana mid ah joornaalada ugu sareeyo Orthopedics-ka ee caalamka.
Waxaa sidoo kale Link-gan ka aqrisan kartaa Dhamaan Articles-ka loogu tala galay bahda Caafimaadka.
