Journal of Orthopaedic Trauma (JOT)

Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeynaa Articles-ka ugu waaweyn ee uu daabaco Journal-ka OTA ee Journal of Orthopaedic Trauma, Articles-kaas oo ah kuwa cusub ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region. ka.

Bishaan July 2024, Journal ka wuxuu daabacay Articles kala duwan oo uu ugu xiiso badan yihiin Non-operative vs Operative treatment for high enegery midshaft clavicle fractures, Humeral shaft fractures (nonoperative treatment) iyo kuwa kaloo xiiso badan

Fadlan sii Aqri

Bishaan June 2024, Journal ka wuxuu daabacay Articles kala duwan oo uu ugu xiiso badan yihiin Articles ka hadlaya Antibiotic Prophylaxis in Open Fractures, Tibial Plateau fractures iyo compartment syndrome iyo Fasciotomy closure, Nonoperative treatment of LC1 Pelvic fractures.

Fadlan sii Aqri

Bishaan May 2024, Journal ka wuxuu daabacay Articles kala duwan oo uu ugu xiiso badan yahay: The Impact of smoking on hospital course and postoperative outcomes in patients with Fracture-Related-Infections

Fadlan sii Aqri

Bishaan April 2024, Journal ka wuxuu daabacay Articles kala duwan oo uu ugu xiiso badan yahay: Current Management of Acute and Posttraumatic Bone Defects

Fadlan sii Aqri

Maxaa Cusub
© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.