JAAOS

Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeynaa Articles-ka ugu waaweyn ee uu daabaco Journal-ka (JAAOS), Articles-kaas oo ah kuwa cusub ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region. ka.

Bishaan Jan 2025, Journal ka wuxuu daabacay Articles kala duwan oo uu ugu xiiso badan yihiin:

1. Yaa dhibaato yar (Complications & Re-admissions) bukaanada lagu qalo Robot-ka iyo kuwa caadiga loo qalo ee Jilbaha loo badalo.

2. Iodine ka loo isticmaalo preparationka Surgical site-ka iyo qaliimada Lafaha maxay ka kooban tahay sideese ayay u dishaa bacteria-da.

Fadlan sii Aqri

Bishaan June 2024, Journal ka wuxuu daabacay Articles kala duwan oo uu ugu xiiso badan yihiin:

1. High Tibial Osteotomy in Knee reconstruction and Joint preservation

2. Incidence and time course of symptomatic thromboembolic outcomes after lower extremity arthroscopic surgery, ankle fracture surgery and achilles tendon repair

Fadlan sii Aqri

Bishaan June 2024, Journal ka wuxuu daabacay Articles kala duwan oo uu ugu xiiso badan yihiin:

1. Cemented Stem Designs in Total Hip Arthroplasty

2. Opioid Sparing NSAIDs Protocol in patients undergoing IMN for Tibia: RCT

3. Incidence and Risk Factors for Acid Fast Bacillus / Fungul Culture positivity in Primary, Conversion and Revision Hip and Knee Arthroplasty

Fadlan sii Aqri

Maxaa Cusub
© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.